Dekedda Boosaaso oo xiran muddo ka badan todobaad

Waxa hadda is beddelay9 warbixin
Boosaaso: Dekedda iyo goobaha ganacsiga oo weli xiran
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maalintii afraad xiran goobaha ganacsiga, halka dekedduna xiran tahay maalintii afar iyo tobnaad… Sii akhri
Dabooliddu way ka gudubtay "Wararkii ugu dambeeyay ee Boosaaso".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
9 maqaal · 1 ilo
Dekedda magaalada Boosaaso ayaa xiran oo aan wax shaqo ah ka socon muddo sagaal berri ah, kaddib markii ganacsatada wax… Sii akhri
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
9 warbixin · 08:34 ilaa 11:30 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Dekedda Boosaaso oo xiran muddo ka badan todobaad
Dekedda magaalada Boosaaso ayaa xiran oo aan wax shaqo ah ka socon muddo sagaal berri ah, kaddib markii ganacsatada wax… Sii akhri
Akhri isha1 maalin ka dib
Xirnaanshaha dekedda Boosaaso iyo saameynta ay ku yeelatay ganacsiga Puntland
Qiimaha maciishadda daruuriga ah ee Puntland ayaa kor u kac ku yimid, taas oo ay sababtay muddo toban berri ah… Sii akhri
Akhri isha2 maalin ka dib
Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa saaka oo sabti ah xiran, taas oo ay sababtay dekedda oo… Sii akhri
Akhri isha2 maalin ka dib
Puntland oo ka hadashay khidmadaha cusub ee dekedda Boosaaso
Dowladda Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay khidmadaha cusub ay soo rogtay shirkadda DP World ee sababay xirnaanshaha dekedda iyo… Sii…
Akhri isha3 maalin ka dib
Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ayaa xiran maalintii labaad, dekeduna xiran tahay maalintii…
Akhri isha3 maalin ka dib
Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso?
Kulankii dowladda Puntland iyo ganacsatada dekedda Boosaaso ayaa ku soo dhammaaday natiijo la'aa…
Akhri isha4 maalin ka dib
Guuleed Saalax: Boosaaso ma aha deked keliya, waa halbowlaha dhaqaalaha Puntland
Guuleed Saalax ayaa ka hadlay xaaladda dhaqaale ee magaalada Boosaaso oo saameyn ku yeelanaysa n…
Akhri isha4 maalin ka dib
Wararkii ugu dambeeyay ee Boosaaso
Goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ayaa xiran maalintii saddexaad, dekeduna xiran tahay maalin…
Akhri isha5 maalin ka dib
Boosaaso: Dekedda iyo goobaha ganacsiga oo weli xiran
Magaalada Boosaaso, dekedda iyo goobaha ganacsiga ayaa xiran maalintii afraad, iyadoo dowladda i…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
Wararkii u dambeeyay ee xaaladda Boosaaso
Waxaa maanta dib loo furay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso oo muddo todobaad ka badan xirnaa, kaddib… Sii akhri
1 il
Wariye Shucayb Daad oo lagu xiray Boosaaso
Laamaha amniga Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku xiray wariye Shubayb Daad Maxamuud oo ka mid ahaa wariyayasha ka howlgala… Sii akhri
1 il
Xiisad ka taagan deegaanka Laag ee degmada Boosaaso
Wararka ka imanaya deegaanka Laag ee degmada Boosaaso ayaa sheegaya in goordhaweyd ay halkaas isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan daraawiishta… Sii…
1 il
Puntland oo Galkacyo kaga dhawaaqday inay ku filan tahay ammaankeeda.
Xubno katirsan xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Mudug iyo saraakiisha ammaanka heer gobol ayaa kormeer xilli habeenimo…
3 ilo
Puntland oo ku adkeysatay in aan maalgashi kalluumeysi laga sameyn karin xeebaheeda
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax…