Duqa Muqdisho oo gudaha u galay xerada TurkSom + Ujeedka

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Daawo: Muungaab oo la garnaqsaday Saciid Deni
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xalay jeediyay khudbad xasaasi ah ayaa la garnaqsaday…
Dabooliddu way ka gudubtay "Duqa Muqdisho oo gudaha u galay xerada TurkSom + Ujeedka".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xerada tababarka ciidamada ee TurkSom, halkaas oo lagu carbiyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 14:00 ilaa 09:00 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Duqa Muqdisho oo gudaha u galay xerada TurkSom + Ujeedka
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta booqasho…
Akhri isha19 saac ka dib
Daawo: Muungaab oo la garnaqsaday Saciid Deni
Muungaab oo la garnaqsaday Saciid Deni
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
1 il
PUNTLAND: Wasiiro la kulmay odayaasha deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa safar shaqo ku…
2 ilo
Guddiyo u kala garqaadaya xukuumadda Puntland & Jimcale oo gaarey Laascaanood.
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,…