Duqeyn lagu dilay Afar qof oo watay Doon xeebta Gobolka Nugaal,
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Deegaan xeebeedka Garmaal ee Gobolka Nugaal waxa galabta lagu duugey afar muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo shalay lagu diley xeebta deegaankooda, iyada oo ehelada ay duqaynta ku eedeeyeen Turkiga oo la sheegey in uu leeyahay mid ka mid ah maraakiibta lagu haysto aaggaasi.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn ↗- Ilaha
- 1
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Warbixinno kala duwan
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.

Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
18 Agoosto 2026 16:55 – 19 Agoosto 2026 14:52 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
22 saac ka dib
Afar qof oo shalay lagu dilay Xeebaha Gargaal ee Gobolka Nuugaal oo maanta la Aasay.
Afar muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa shalay lagu dilay xeebta Gargaal ee Gobolka Nugaal, waxaan…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Duqeyn lagu dilay Afar qof oo watay Doon xeebta Gobolka Nugaal,
Afar qof oo watay saxiimad ayaa lagu diley duqeyn ka dhacday xeebta Garmaal ee Gobolka Nugaal.
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
6 ilo
Burcadbadeedda oo dil ugu hanjabay Pakistaniyiin lagu qabtay Puntland
Kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ee gacanta ku haya Markabka MT Honour 25, oo sita calanka Palau ayaa dil ugu hanjabay shaqaalaha saaran markabkaas…
5 ilo
Dagaal ka socda magaalada Baydhabo
Dagaal xoogan oo bilowday saaka hiirtii hore ayaa ka socda qaybo ka mid ah Baydhabo iyo hareeraheeda, kaddib markii ay…
2 ilo
Ciidamada Badda Puntland oo Hawlgallo ka Bilaabay Xeebaha
Boosaaso – Ciidamada Badda Puntland ayaa bulshada Puntland iyo dhammaan dhinacyada ay khusayso ku wargeliyay inay bilaabeen hawlgallo lagu xoojinayo…
2 ilo
Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen oo la xukumay
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum Ex Dable Booliska Libaan Nuux Sooc…
4 ilo
Doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada oo ka socata deegaannada Hirshabeelle
Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada Hirshabeelle ayaa ka socota deegaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, iyadoo dadweynuhu ay…