Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Kmg ah ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulankii ugu horreeyey la qaadatay…
Dabooliddu way ka gudubtay "Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Guddoomiyaha Kmg ah ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulankii ugu horreeyey la qaadatay xubnaha guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee dhowaan la magacaabay, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb galay Habdhowraha golaha shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) iyo Xoghayaha guud…
HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 14:53 ilaa 10:48 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay
Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin…
Akhri isha20 saac ka dib
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Gola…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Golaha Mustaqbalka oo ka hortimid doorashadii guddoomiyaha Baarlamaanka
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka horyimid doorashadii maanta…
2 ilo
Xubno ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka Soomaaliya oo la magacaabay
Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiisa ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka,… Sii…
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…
1 il
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.
1 il
Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD
Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer…