Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kaga qaybgalay shir looga hadlay iskaashiga Baarlamaannada EAC
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn ↗- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Isku ekaanshaha sheegashooyinku kaligiis ma caddaynayo xaqiijin madax-bannaan. Kala duwanaanta tirooyinku waxay ka iman kartaa waqtiga ama baaxadda warbixinta.
Faahfaahin dheeraad ah
Shabelle Media
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa safar shaqo ku yimid magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Guddoomiyaha ayaa si diirran ugu soo dhaweeyey Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Mudane Jibriil Cabdirashiid.
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Guddoomiyaha ayaa magaalada Nairobi ku shir-guddoominaya shir aan caadi ahayn oo ay isugu imaanayaan guddoomiyeyaasha baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika.
Akhri warbixinta ↗
Shabelle Media
Shirkan ayaa isu keenaya guddoomiyeyaasha baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah urur-goboleedka Bulshada Bariga Afrika, si ay uga wada hadlaan arrimaha la xiriira iskaashiga baarlamaannada, xoojinta xiriirka hay’adaha sharci-dejinta iyo qodo
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah EAC ee Nairobi, Kenya.
Taariikhda dhacdada: 2026-10-30
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka.
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u diri doono wafdi isboorti oo ka
Taariikhda dhacdada: 2026-12-04
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Guddoomiyaha ayaa muujiyey kalsoonidiisa ku aaddan in wada-tashiga iyo iskaashiga Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika uu horseedi doono natiijooyin wax-ku-ool ah.
Akhri warbixinta ↗
Xusuusin ku saabsan ilaha
Goob kasta oo warbaahin ah ayaa hadda soo gudbinaysa faahfaahin kala duwan, mana jirto sheegasho uu il labaad xaqiijiyay; tirooyinka gaarka ah taxaddar ula akhri.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 29 Oktoobar 2026 22:28 UTC
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kaga qaybgalay shir looga hadlay iskaashiga Baarlamaannada EAC
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah EAC ee Nairobi, Kenya.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 29 Oktoobar 2026 10:07 UTC
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Safar Shaqo ku tagayNairobi
Guddoomiyaha ayaa si diirran ugu soo dhaweeyey Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Mudane Jibriil Cabdirashiid.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
29 Oktoobar 2026 · 10:07–22:28 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
12 saac ka dib
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kaga qaybgalay shir looga hadlay iskaashiga Baarlamaannada EAC
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Safar Shaqo ku tagayNairobi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed N…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media, Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay ilaalinta guulaha amniga
ADDIS ABABA, Itoobiya — Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xamza Aadan Xaadoow…
3 ilo
Golaha Mustaqbalka oo ku kala aragti duwan martiqaadka Xasan Sheekh
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee mucaaradka ayaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif…
4 ilo
Fahad Yaasiin oo si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddii Xasan Sheekh
Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal kooban soo saaray ayaa si la yaableh…
2 ilo
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu yeesho kulan aan caadi ahayn, kaas oo la sheegay in lagu ansixinayo…
4 ilo
Maxaa ka cusub deegaanadii lagu dagaalamay ee Sh/Hoose?
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad…