Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Waxa hadda is beddelay3 warbixin
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose.
Dabooliddu way ka gudubtay "Khawaarijta Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Deegaanka Go…".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
3 maqaal · 1 ilo
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Howlgalkaan ayaa ka dhacay tuulooyinka kala ah Faytaan, Sadex, Aqab, Wabi Goof, Buula Doon, Baroodooy, Xaliima iyo Yaalo, kuwaas oo dhammaantood hoostaga Sablaale. Taliyaha Ururka 61-aad, Dhamme Jamaal Cilmi Aadan, oo howlgalkaan hogaaminayey ayaa sheegay in howlgal lagu
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 12:28 ilaa 14:44 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale, halkaas oo lagu…
Akhri isha20 saac ka dib
Khawaarijta Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Deegaanka Goobo
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa duqeymo ka fuliyay tuulada Goobo, halkaas oo lagu dilay…
Akhri isha1 maalin ka dib
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay degaano hoosta…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Dowladda Somalia oo ka hadashay duqaymo ka dhacay Shabeellaha Hoose.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
PSF oo sheegtay inay ka tirsan tahay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Puntland oo war kasoo saartayoo hawlgalkeedii Laag
War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya…
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
2 ilo
Puntland: Gabadh wariye ah oo lagu xiray Garoowe
Booliska magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa maanta xiray Suweys Jaamac Maxamuud Gacayte oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala… Sii akhri