Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan xasaasi ah ku yeesheen magaalada Narok

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Fahfaahin Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Dalka Kenya
NAROK, Kenya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Kenya maalintii shalay, isagoo magaalada Narok ee koonfurta galbeed Kenya kulan…
Dabooliddu way ka gudubtay "Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan xasaasi ah ku yeesheen…".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Narok — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqasho shaqo oo aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya, ayaa kulan muhiim ah magaalada Narok kula qaatay dhiggiisa dalkaas, Madaxweyne William Ruto. Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga baddalan tay arrimo dhowr ah oo khuseeya xiriirka laba geesoodka ah ee labada
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 16:55 ilaa 05:21 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan xasaasi ah ku yeesheen magaalada Narok
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweyne Willi…
Akhri isha12 saac ka dib
Fahfaahin Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Dalka Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagay dalka Kenya, halkaas oo…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
2 ilo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay salaadda Janaasada Imaam Maxamed
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
1 il
Madaxweynaha oo si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta…