Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya dalka Mareykanka
Hal akhris oo mideysan
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu uga qaybgeli doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa Soomaaliya ku matali doona Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo madaxda dowladaha caalamku ay isugu...
3 sheekooyin · 2 ilo · Eeg ilaha hoose

Raxanreeb Online

Caasimada Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu uga qaybgeli doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya dalka Mareykanka
- New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta u safray magaalada New York, halkaasi uu kaga qeyb gali doono shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Berri furmi doona.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka, halkaas oo uu uga qeyb-galayo shirka Golaha Guud ee QM oo berri ka furmaya New York, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay Mareykanka + Ujeedka
Waxa hadda is beddelay3 warbixin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta u safray magaalada New York, halkaasi uu kaga qeyb gali doono shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay…
Raxanreeb Online ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 08:56 ilaa 08:57 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safraya dalka Mareykanka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada New…
Akhri isha23 saac ka dib
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u baxay Mareykanka + Ujeedka
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka…
Akhri isha1 maalin ka dib
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa manta u safray magaalada New York, halkaasi uu kaga qeyb gali doono…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online, Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
5 ilo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada…
5 ilo
Shirka Maalgalinta Horumarinta Soomaaliya oo Muqdisho ka Furmay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu…
4 ilo
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya
Muqdisho, 20 Sebtembar 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim…
2 ilo
Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhameystiray Doodda Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka
Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay Kalfadhiga 8-aad, Kulankiisa 16-aad, waxaana…
6 ilo
Soomaaliya oo Codkeeda Ku Biirisay Doodda Nabadda iyo Amniga ee Shiinaha iyo Afrika
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 4-aad ee Shiinaha…