Sawirro: Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo…

Caasimada Online

Shabelle Media
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Sawirro: Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda…
Caasimada Online ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka ay ahmiyad gaar ah siinayso casriyeynta dekadaha dalka, horumarinta iyo ilaalinta arrimaha badda.
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Waxa warbixinnadu wada taabanayaan
- Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka ay ahmiyad gaar ah siinayso casriyeynta dekadaha dalka, horumarinta iyo ilaalinta arrimaha badda. Wuxuu xusay in mudnaan la siinayo sugidda amniga […] The post Sawirro: Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo… appeared first on Caasimada Online .
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya.
Sawirro: Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo…
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 13:40 ilaa 16:00 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka…
Akhri isha2 saac ka dib
Sawirro: Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo…
Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…