Masar oo tababar heer sare ah loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah Soomaaliya
Hal akhris oo mideysan
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Masri ah,…
3 sheekooyin · 2 ilo · Eeg ilaha hoose

Jowhar

Hiiraanweyn
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Masar oo tababar heer sare ah loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah Soomaaliya
Sept 23 (Jowhar)-Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa tababar heerkiisu sareeyo ugu soo xiray dalka Masar cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ciidan Komaantoos oo lagu soo tababaraay dalka masar oo loo soo xiraay
Waxa hadda is beddelay3 warbixin
Ciidan Komaantoos oo lagu soo tababaraay dalka masar oo loo soo xiraay
Sept 23 (Jowhar)-Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa tababar heerkiisu sareeyo ugu soo xiray dalka Masar cutubyo…
Jowhar ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 15:37 ilaa 19:02 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Masar oo tababar heer sare ah loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah Soomaaliya
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan…
Akhri isha1 saac ka dib
Somali Special Forces Complete Advanced Training in Egypt
Brigadier General Aadan Mohamed Omar, Commander of the Somali National Army’s Special Forces Command, has concluded an advanced training program…
Akhri isha3 saac ka dib
Ciidan Komaantoos oo lagu soo tababaraay dalka masar oo loo soo xiraay
Sept 23 (Jowhar)-Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa tababar…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn, Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali + English
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Kooxdu waxay leedahay wax ka badan hal luqad il.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo La Kulmay Taliyaha TURKSOM
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo La Kulmay Taliyaha TURKSOM iyo Wakiilada Ciidamada Turkiga. Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi…
6 ilo
Rw Xamse oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistaan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan…
2 ilo
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ardayda qalin-jabisay ugu baaqay inay aqoontooda bulshada uga faa’iideeyaan
Muqdisho, 21 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ay…
4 ilo
Taliyaha CXD oo saxiixay wax-ka-qabashada tacaddiyada ka dhanka ah haweenka xilliga colaadaha
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada…
4 ilo
Masar oo Mareykanka kala hadashay ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya
Madaxweynaha Masar, CabdiFataax Al-Sisi, ayaa sheegay in dalkiisu si buuxda u taageerayo dadaallada lagu xoojinayo amniga iyo xasilloonida…