Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ay ka soo saartay doorashadii Galmudug.
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira doorashadii ka dhacday dowlad-goboleedka Galmudug.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn ↗- Ilaha
- 3
- Warbixinnada
- 5
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Isku ekaanshaha sheegashooyinku kaligiis ma caddaynayo xaqiijin madax-bannaan. Kala duwanaanta tirooyinku waxay ka iman kartaa waqtiga ama baaxadda warbixinta.
Sheegashooyinka ay ilo badan tebiyeen
Hiiraanweyn
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee la xiriira doorashadii ka dhacday Galmudug.
Akhri warbixinta ↗Hiiraanweyn
Guddiga ayaa sheegay inuu go’aankiisa ku saleeyay kaalinta dastuuriga ah ee Maxkamadda Sare.
Akhri warbixinta ↗BBC Somali
Go'aanka maxkamaddu wuxuu ku saleysnaa qodobo dastuuri ah iyo xeerka ama sharciga doorashada.
Akhri warbixinta ↗Hiiraanweyn
Maxkamaddu waxay go'aankeeda ku saleysay qodobo dastuuri ah iyo xeerka doorashada ee Soomaaliya.
Akhri warbixinta ↗Somali National TV
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa aqbalay go'aanka Maxkamadda Sare.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa laashay natiijadii doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Galmudug.
Akhri warbixinta ↗BBC Somali
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa laashay natiijada doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Maxkamadda Sare ayaa sidoo kale amartay Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha inuu waqtiga ugu dhow ee macquulka ah qabto doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug.
Akhri warbixinta ↗Hiiraanweyn
Maxkamaddu waxay amartay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyika qaranka iyo soohdimaha inuu ku qabto wakhtiga ugu dhow doorashooyinka macquulka ah ee doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dolad-goboleedka Galmudug.
Akhri warbixinta ↗
Faahfaahin dheeraad ah
Hiiraanweyn
Go’aanka Maxkamadda Sare, oo ku taariikhaysan 24-ka Agoosto 2026.
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Guddigu wuxuu sidoo kale sheegay inuu soo saari doono waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada ku-celiska ah ee Galmudug.
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Muranka la xiriira doorashada Galmudug uu galay marxalad sharci iyo siyaasadeed oo xasaasi ah.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Maxkamaddu waxay amartay in hay’adaha hadda jira ay sii hayaan xilalkooda inta laga helayo hay’ado cusub.
Akhri warbixinta ↗
BBC Somali
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ku dhawaaqay.
Akhri warbixinta ↗
BBC Somali
Urur siyaasadeedka Towfiiq ayaa gudbiyay dacwadda ka dhan ah natiijada doorashada.
Akhri warbixinta ↗
BBC Somali
Sheekh Maxamad Shaakir Cali Xasan ayaa xaqiijiyay gudbinta dacwadda BBC-da.
Akhri warbixinta ↗
BBC Somali
Sheekh Shaakir ayaa sheegay in cadeymo kala duwan oo ku aadan eedeymahaas ay qareenada ururkiisu u gudbiyeen maxkamadda.
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Gudoomiya Baashe Yuusuf ayaa ku dhawaaqay go'aankaan.
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Maxkamaddu waxay go’aamisay in khaladaadkii dhacay ay ahaayeen kuwo aan la saxi karin isla markaana dhaawac weyn u geystay hufnaanta xornimada iyo xalaalnimada doorashooyinka.
Akhri warbixinta ↗
Hiiraanweyn
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saddexdii bishaan August ku dhawaaqay natiijada doorashadii qof iyo cod ee lagu qabtay deegaanno ka tirsan Galmudug.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Guddigu waxa uu soo muddeyn doonaa xilliga la qabanayo doorashooyinka ku celiska ah ee Dowlad-goboleedka Galmud.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka.
Akhri warbixinta ↗
Somali National TV
Guddigu waxa uu u taagan yahay mabaadiidda hirgalinta doorashooyinka Xor iyo xalaal ah.
Akhri warbixinta ↗
Sheegashooyin u baahan isbarbardhig
Somali National TV
Doorashadii dhacday 30-kii Luulyo 2026 aysan waafaqsanayn Dastuurka iyo Sharciga Doorashooyinka dalka.
Akhri warbixinta ↗Hiiraanweyn
Maxkamaddu waxay go’aamisay in doorashooyinkii isku sidkanaa ee golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka ee 30-ka Luulyo ka dhacay dowlad goboleedka Galmudug aan loo maamulin ama aan loo qabanin si waafaqsan dastuurka iyo sharciga doorasho
Akhri warbixinta ↗Somali National TV
Doorashooyinkii Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada ee maamul-goboledka Galmud ayaa qabsoomay 30-kii Luuliyo 2026-ka.
Akhri warbixinta ↗
Xusuusin ku saabsan ilaha
Ilaha ayaa warbixino is khilaafsan ka bixiyay 2 qodob; tirooyinka gaarka ah ula dhaqan si taxaddar leh ilaa wararku isku raacaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
2 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 26 Agoosto 2026 17:51 UTC
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ay ka soo saartay doorashadii Galmudug.
Maxkamaddu waxay go’aamisay in doorashooyinkii isku sidkanaa ee golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka ee 30-ka Luulyo ka dhacay dowlad goboleedka Galmudug aan loo maamulin ama…
Eeg 1 warbixin oo hore
24 Agoosto 2026 · 21:00 UTC
Maxay maxkamaddu u cuskatay laalista doorashadii ka dhacday Galmudug.?
2 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 26 Agoosto 2026 13:21 UTC
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare
Doorashadii dhacday 30-kii Luulyo 2026 aysan waafaqsanayn Dastuurka iyo Sharciga Doorashooyinka dalka. — Hiiraanweyn: Maxkamaddu waxay go’aamisay in doorashooyinkii isku sidkanaa…
Eeg 1 warbixin oo hore
24 Agoosto 2026 · 11:51 UTC
Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 24 Agoosto 2026 17:36 UTC
Yaa maxkamadda geeyay dacwadda ka dhan ah doorashadii ka dhacday Galmudug?
Waxay maxkamaddu ku dhawaaqday in dib loogu laaban doono doorashada Galmudug, waxaana xukunka ku dhawaaqay gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
24 Agoosto 2026 11:51 – 26 Agoosto 2026 17:51 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
5 saac ka dib
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ay ka soo saartay doorashadii Galmudug.
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ay ka soo saartay doorasha…
Akhri isha2 maalin ka dib
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka ayaa aqbalay go'aanka Maxkamadda Sare ee ku saabsan nat…
Akhri isha3 saac ka dib
Maxay maxkamaddu u cuskatay laalista doorashadii ka dhacday Galmudug.?
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Waxay sheegtay maxkamaddu in go’aankeeda ay u cuskatay qodobo dastuuri ah iyo xeerka ama sharciga doorashada ee Soomaaliya…
Akhri isha6 saac ka dib
Yaa maxkamadda geeyay dacwadda ka dhan ah doorashadii ka dhacday Galmudug?
Waxay maxkamaddu ku dhawaaqday in dib loogu laaban doono doorashada Galmudug, waxaana xukunka ku dhawaaqay gudoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug
Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galm…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 3
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn, Somali National TV, BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaartay natiijada doorashada HirShabelle
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambays ah u ansixisay natiijada doorashada Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka…
6 ilo
Guddiga doorashadda oo war kasoo saartey doorashadda hogaanka Galmudug
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa liiska musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha…
4 ilo
Xildhibaanada Barlmaanka Cusub Galmudug oo la dhaariyay
Maamulka Galmudug ayaa caawa yeelatay Baarlamaankeedii ugu horreeyay ee ku yimaada codka dadweynaha, kaddib markii la dhaariyey xildhibaannada cusub.
2 ilo
Golaha Shacabka oo dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga daroogada
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka…
3 ilo
Maxkamadda ciidamada oo xukun adag kasoo saartay dilka Jeneraal Salaad
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dil toogasho oo ah qisaasta marxuum Sarreeye Guuto Salaad Maxamed Guuleed ku xukuntay Dable Boolis Jamaal…