Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Hal akhris oo mideysan
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidanka oo… Sii akhri
10 sheekooyin · 6 ilo · Eeg ilaha hoose

Puntland Post

Raxanreeb Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidanka oo… Sii akhri
Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
- Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay koonfurta gobolka… Sii akhri
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtay laba gaari BG ah, isla markaana siday ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka, kuwaas oo la sheegay in laga qoray…
Puntland oo gacanta ku dhigtay ciidamo ay DF ka qoratay Mudug
- Gaalkacyo (Caasimada Online) – Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee Puntland, Gaashaanle Sare Maxamuud Muuse Bille (Fardafuul) oo shir jaraa’id ku qabtay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa faah-faahin hordhac ah ka bixiyay ciidamo ka tirsan Federaalka…
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamo uu ku tilmaamay inay ka tirsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu qabtay magaalada Galkacyo, kadib markii ay gudaha u galeen deegaanada ay Puntland maamusho.
Puntland oo sheegtay inay Galkacyo ku qabatay ciidamo ay ku tilmaantay kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka
- Maamulka Puntland ayaa sii daayay ciidamadii ay maanta ku qabteen magaalada Galkacyo, kuwaas oo ay Puntland ku tilmaantay inay ka tirsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamada ayaa Puntland lagu sheegay…
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay ciidamo iyo saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya.
Puntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari
Puntland detains nearly 130 federal troops in Galkayo town
Akhri ishaMaamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo Ciidamadan oo wata laba gaadiid ah ah ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Waxa hadda is beddelay10 warbixin
Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo Ciidamadan oo wata laba gaadiid ah ah ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaanka…
Hiiraanweyn ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
10 warbixin · 06:49 ilaa 14:34 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Puntland oo qabatay ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay Galmudug
Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay koonfurta gobolka… Sii akhri
Akhri isha2 saac ka dib
Puntland oo gacanta ku dhigtay ciidamo ay DF ka qoratay Mudug
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku qabtay laba gaari…
Akhri isha4 saac ka dib
Daawo: War cusub oo kasoo kordhay ciidamada DF ee u gacan galay Puntland
War cusub oo kasoo kordhay ciidamada DF ee u gacan galay Puntland
Akhri isha4 saac ka dib
Puntland oo sheegtay inay Galkacyo ku qabatay ciidamo ay ku tilmaantay kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka
Puntland oo sheegtay inay Galkacyo ku qabatay ciidamo ay ku tilmaantay kuwo ka tirsan Dowladda F…
Akhri isha4 saac ka dib
Puntland oo qabatay ciidamo katirsan dowladda oo gaaraya 130 Askari
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay ciidamo iyo saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin…
Akhri isha5 saac ka dib
Puntland detains nearly 130 federal troops in Galkayo town
Galkayo (HOL) — Puntland security forces have detained nearly 130 soldiers and officers belonging to Somalia’s federal government forces in Galkayo…
Akhri isha6 saac ka dib
Gaalkacyo: Puntland oo ka hadashay gaadiid iyo ciidan ay qabatay
Puntland oo ka hadashay gaadiid iyo ciidan ay qabatay
Akhri isha7 saac ka dib
Puntland oo sii daysay ciidamadii Dowladda Federaalka ee lagu qabtay Galkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay ciidamadii ay maanta ku qabteen magaalada Galkacyo, kuwaas oo ay Puntland ku tilmaantay inay ka tirsan yihiin…
Akhri isha8 saac ka dib
Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo Ciidamadan oo wata laba gaadiid…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 6
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post, Caasimada Online, Hiiraan Online, Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali + English
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Kooxdu waxay leedahay wax ka badan hal luqad il.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Puntland oo bilowday howlgal ka dhan ah Burcad-badeedda
Puntland ayaa badda iyo magalooyinka xeebaha ku teedsan ka bilowday howlgal ka dhan ah kooxaha Burcad-badeedda, sida lagu sheegay warbixin… Sii akhri
5 ilo
Puntland iyo Mareykanka oo sheegay inay burburiyeen bakhaar hub oo Al-Shabaab leedahay
Maamulka Puntland iyo Mareykanka ayaa sheegay in si guul leh loo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay buuraha Al-Madow-Golis, gaar…
3 ilo
Calmiskaad: Daacish oo weerartay qoyska sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland
Ururka Daacish ayaa xalay weeraray qoys degan deegaanka Kayaxa oo u dhow tuulada Sheebaab ee degmada Qandala, kaas oo uu… Sii akhri
2 ilo
Wararkii ugu dambeeyay dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda Baladxaawo
Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda oo ay kala wadaan Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka…
5 ilo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada…