QM oo war kasoo saartay fashilka wada-hadalladii Xasan iyo mucaaradka

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Midowga Afrika oo bayaan culus kasoo saaray wadahadalladii fashilmay ee Xalane
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ururka Midowga Afrika oo bayaan kasoo saaray xaaladda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay fashilka ku yimid wada-hadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka…
Dabooliddu way ka gudubtay "QM oo war kasoo saartay fashilka wada-hadalladii Xasan iyo mucaaradka".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa looga hadlay fashilka ku yimid wada-hadalladii u dhexeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha Mustaqbalka ee ka dhacay xerada Xalane, kuna soo dhamaaday natiijo la’aanta.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 13:00 ilaa 16:50 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
QM oo war kasoo saartay fashilka wada-hadalladii Xasan iyo mucaaradka
Muqdisho (Caasimada Online) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa looga hadlay fashilka ku yimid wada-hadalladii…
Akhri isha4 saac ka dib
Midowga Afrika oo bayaan culus kasoo saaray wadahadalladii fashilmay ee Xalane
Ururka Midowga Afrika ayaa bayaan kasoo saaray fashilka wada-hadalladii u dhexeeyay Dowladda Fed…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay…
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…
1 il
15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…