Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta…
Somali National TV ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka – 3-da May, isaga oo ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay saxaafaddu ku leedahay dhismaha nabadda, dowladnimada iyo dimuqraadiyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in maalintani ay tahay fursad
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Waxa warbixinnadu wada taabanayaan
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka – 3-da May, isaga oo ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay saxaafaddu ku leedahay dhismaha nabadda, dowladnimada iyo dimuqraadiyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in maalintani ay tahay fursad […]
Waxa ku kala duwan
- Somali National TV: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka – 3-da May, isaga oo ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay saxaafaddu ku leedahay dhismaha nabadda, dowladnimada iyo dimuqraadiyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in maalintani ay tahay fursad […]
- Shabelle Media: Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo. Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku ammaanay shaqaalaha Soomaaliyeed doorkooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin dhismaha dalka, horumarinta dhaqaalaha, iyo xoojinta adeegyada bulshada, isagoo xusay in […]
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Maajo
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed…
Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 12:14 ilaa 14:18 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Maajo
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan…
Akhri isha1 maalin ka dib
Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida AUN Weriye Maxamed Diiriye Dhakat
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda
Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub?