Saadaq Joon oo hanjabaad u diray madaxweyne Xasan

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay hanjabaadda Saadaq Joon
Muqdisho (Caasimada Online) – Falcelin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay hanjabaad kasoo yeertay Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo xalay soo saaray digniin…
Dabooliddu way ka gudubtay "Saadaq Joon oo hanjabaad u diray madaxweyne Xasan".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee ciidamada booliska gobolka Banaadir, haddana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Saadaq Cumar Xasan oo loo yaqaan Saadaq Joon, ayaa soo saaray digniin siyaasadeed oo si weyn looga falceliyey, xilli ay sii xoogeysanayaan hadal-haynta ku saabsan loollanka hoggaanka Galmudug.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 17:09 ilaa 10:00 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Saadaq Joon oo hanjabaad u diray madaxweyne Xasan
Saadaq Joon, taliyihii hore ee ciidamada booliska gobolka Banaadir, ayaa hanjabaad u diray madax…
Akhri isha17 saac ka dib
Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay hanjabaadda Saadaq Joon
Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa soo saaray hanjabaad siyaasadeed oo ku socota madaxweynaha…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…