Daawo: Khayre oo digniin culus u diray Macallin Mahdi

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Daawo: Khayre oo digniin culus u diray Macallin Mahdi
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kahyre oo maanta ka hadlay shir jaraa’id oo ay mucaaradka ku qabteen Muqdisho ayaa digniin culus u diray taliyaha…
Dabooliddu way ka gudubtay "Shariif oo si kulul uga hadlay qorshaha Xasan ee Galmudug".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kahyre oo maanta ka hadlay shir jaraa’id oo ay mucaaradka ku qabteen Muqdisho ayaa digniin culus u diray taliyaha qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Macallin Mahdi oo maalmahan howlgal ka waday caasimada.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 16:00 ilaa 18:00 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Shariif oo si kulul uga hadlay qorshaha Xasan ee Galmudug
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ka ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka hadlay shir jaraa’id oo ay…
Akhri isha2 saac ka dib
Daawo: Khayre oo digniin culus u diray Macallin Mahdi
Khayre oo digniin culus u diray Macallin Mahdi
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…