Shiinaha oo diray dayaxgacmed ka Shenzhou-24 oow saran yahay nin Pakistani ah
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Shiinaha ayaa Arbacadii diraay dayaxgacmed Shenzhou-24, isagoo u diray saddex shaqaale ah saldhigga hawada sare ee Tiangong – isla markaana muwaadin u dhashay Pakistan ku soo daray si uu u noqdo cirbixiyeenkii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee fuula saldhigga Shiinaha.
Sida ay sheegtay Jowhar ↗Warbixintii ugu dambeysay
Shiinaha ayaa qaaday tallaabo taariikhi ah markii shalay uu hawada sare u diray cirbixiyeen u dhashay Pakistan oo lagu magacaabo Muhammad Zeeshan Ali.
Eeg faahfaahinta warbixinnada
Kala duwanaanta xoogga la saaray iyo macnaha guud
- Shiinaha ayaa diray dayaxgacmedka Shenzhou-24 23-kii Nofembar 2026, isagoo saran saddex shaqaale…
- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 25 Nofeembar 2026 16:21 UTC
Shiinaha oo Cirbixiyeen Pakistani ah u Diray Saldhiggiisa Hawada Sare, Tallaabo Saamayn ku leh Hindiya
Muhammad Zeeshan Ali wuxuu ku qaatay Shiinaha tababar toddoba bilood ah.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 25 Nofeembar 2026 12:57 UTC
Shiinaha oo diray dayaxgacmed ka Shenzhou-24 oow saran yahay nin Pakistani ah
Shiinaha ayaa diray dayaxgacmedka Shenzhou-24 oo saran saddex shaqaale ah, oo ay ku jiraan muwaadin u dhashay Pakistan, si uu ugu tago saldhigga hawada sare ee Tiangong.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
25 Nofeembar 2026 · 12:57–16:21 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
3 saac ka dib
Shiinaha oo Cirbixiyeen Pakistani ah u Diray Saldhiggiisa Hawada Sare, Tallaabo Saamayn ku leh Hindiya
Shiinaha ayaa cirbixiyeen Pakistani ah u diray saldhiggiisa hawada sare, Muhammad Zeeshan Ali, i…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Shiinaha oo diray dayaxgacmed ka Shenzhou-24 oow saran yahay nin Pakistani ah
Shiinaha ayaa diray dayaxgacmedka Shenzhou-24 23-kii Nofembar 2026, isagoo saran saddex shaqaale…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar, Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Ra’iisul Wasaaraha oo sameeyay magacaabis iyo isku shaandhayn kooban oo Golaha Xukuumadda ah
Isniin, 23 Nofeembar, 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalida Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sameeyay magacaabis…
5 ilo
Daboolidda: Wafdi ka Socda Shirkadda SONATRACH
Muqdisho (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud…
2 ilo
DF iyo HirShabelle oo ku dhawaaqay xirista garoonka diyaaradaha Beledweyne kadib markii…
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne uu xirnaan doono muddo lix…
2 ilo
Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhegax-dhigay mashruuc ballaaran oo lagu dhisayo laguna casriyeynayo garoonka diyaaradaha…
7 ilo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu u safro magaalada Kampala ee dalka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu berri u ambabaxo magaalada Kampala ee caasimadda dalka…