Xasan Sheekh oo COP31 ka jeediyay khudbad ku saabsan abaaraha iyo fatahaadaha Soomaaliya
Warka si kooban
30 ilbiriqsiWaxa dhacay
ANTALYA, Turkiga – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Khamiistii ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31), oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga, isaga oo beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso ballanqaadyada ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka cimilada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media ↗Warbixintii ugu dambeysay
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ugu baaqay dalalka horumaray inay kordhiyaan taageerada dhaqaale ee ay siiyaan dalalka soo koraya ee isbeddelka cimilada ay sida daran u saameysay.
- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 3
- Luqadaha ilaha
- English / Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 12 Nofeembar 2026 07:30 UTC
Shan qodob o muhiim ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga hadlay khudbaddiisa COP31
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ugu baaqay dalalka horumaray inay kordhiyaan taageerada dhaqaale ee ay siiyaan dalalka soo koraya ee isbeddelka cimilada ay sida daran u saameysay.
2 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 12 Nofeembar 2026 07:09 UTC
Xasan Sheekh oo COP31 ka jeediyay khudbad ku saabsan abaaraha iyo fatahaadaha Soomaaliya
ANTALYA, Turkiga – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Khamiistii ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31), oo ka furmay magaalada Antalya ee dalka Turkiga, isaga oo beesha caalamka ugu baaqay inay fuliso…
Eeg 1 warbixin oo hore
12 Nofeembar 2026 · 07:08 UTC
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay tallaabooyin cimilada iyo taageero dalalka nugul ee COP31
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
12 Nofeembar 2026 · 07:08–07:30 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
20 daqiiqo ka dib
Shan qodob o muhiim ah oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga hadlay khudbaddiisa COP31
Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ugu baaqay dalalka horumaray inay kordhiyaan taageerada dhaqaale ee ay siiyaan dalalka soo…
Akhri isha2 daqiiqo ka dib
Xasan Sheekh oo COP31 ka jeediyay khudbad ku saabsan abaaraha iyo fatahaadaha Soomaaliya
ANTALYA, Turkiga – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Khamiistii ka qayb galay shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay tallaabooyin cimilada iyo taageero dalalka nugul ee COP31
ANTALYA, Turkiga – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in bulshada caalamka ay ixtiraamto ballanqaadyadeeda cimilada iyo…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media, BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali + English
- Xaaladda turjumaadda
- Qaar ka mid ah sheekooyinka waxay leeyihiin turjumaad kaydsan oo luqaddan ah
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Kooxdu waxay leedahay wax ka badan hal luqad il.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
5 ilo
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya shirkii COP31 ee cimilada oo ka dhacay Turkiga
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya shirka cimilada ee Qaramada Midoobay COP31 oo ka socda Antalya, Turkiga, iyadoo…
3 ilo
Xasan Sheekh oo Hiiraan u ballanqaaday Caasimadda HirShabeelle, xilli xiisad siyaasadeed ka taagan tahay Beledweyne
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in gobolka Hiiraan la siinayo caasimadda maamulka HirShabeelle, isaga oo ka hadlay…
2 ilo
Qareennada Bariga Afrika oo warqad culus usoo diray Xasan Sheekh, kana dalbaday in…
Ururka Qareennada dalalka Bariga Afrika ee loo soo gaabiyo EALS ayaa Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay…
3 ilo
DF oo Shiinaha la wadaagtay dhagarro shisheeye oo Soomaaliya loo maleegayo
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya…
3 ilo
Dowladda Federaalka iyo xubno ka tirsan Madasha Mustaqbalka oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Kulan caawa magaalada Muqdisho ku dhexmaray xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiin ka tirsan Madasha Mustaqbalka ayaa la…