Toddoba koox oo Itoobiya uga dhowaaqay isbaheysi weyn oo xukunka looga tuurayo Abiy
Hal akhris oo mideysan
Addis Ababa (Caasimada Online — Toddoba urur oo isugu jira mucaarad siyaasadeed iyo kooxo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ay sheegeen inuu ujeedkiisu yahay in xilka laga tuuro xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, laguna beddelo maamul ku-meel-gaar ah oo loo dhan yahay. Isbahaysiga cusub, oo lagu magacaabo Ethiopian Peoples’ Forces…
3 sheekooyin · 3 ilo · Eeg ilaha hoose

Raxanreeb Online

Caasimada Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Addis Ababa (Caasimada Online — Toddoba urur oo isugu jira mucaarad siyaasadeed iyo kooxo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ay sheegeen inuu ujeedkiisu yahay in xilka laga tuuro xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, laguna…
Toddoba koox oo Itoobiya uga dhowaaqay isbaheysi weyn oo xukunka looga tuurayo Abiy
Toddobo kooxood oo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin, xilli kooxahan ay horey uga dhexeeyeen khilaafaad iyo dagaallo, iyagoo sheegay inay doonayaan inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii…
Toddobo kooxood oo hubeysan oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ka dhan ah dowladda Abii Axmed
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Kooxda hubaysan ee ka dagaallanta Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sameynta isbahaysi cusub oo lagu magacaabo Alliance for Survival (Isbahaysiga Badbaadada), kaas oo ujeeddadiisu tahay in xukunka laga tuuro dowladda Ra’iisul Wasaare…
ONLF oo qeyb ka noqotay isbaheysiga ka dhanka ah Xukuumadda Abiy Axmed
Waxa hadda is beddelay3 warbixin
ONLF oo qeyb ka noqotay isbaheysiga ka dhanka ah Xukuumadda Abiy Axmed
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Kooxda hubaysan ee ka dagaallanta Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sameynta isbahaysi cusub oo lagu magacaabo Alliance for Survival (Isbahaysiga Badbaadada), kaas…
Raxanreeb Online ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 03:00 ilaa 08:36 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Toddoba koox oo Itoobiya uga dhowaaqay isbaheysi weyn oo xukunka looga tuurayo Abiy
Addis Ababa (Caasimada Online — Toddoba urur oo isugu jira mucaarad siyaasadeed iyo kooxo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub…
Akhri isha1 saac ka dib
Toddobo kooxood oo hubeysan oo ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ka dhan ah dowladda Abii Axmed
Toddobo kooxood oo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen isbahaysi cusub oo ay ku mideysan yihiin, xilli kooxahan ay horey uga…
Akhri isha6 saac ka dib
ONLF oo qeyb ka noqotay isbaheysiga ka dhanka ah Xukuumadda Abiy Axmed
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Kooxda hubaysan ee ka dagaallanta Itoobiya ayaa ku dhawaaqay sameynta isbahaysi cusub oo lagu magacaabo Alliance…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 3
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online, Goobjoog Somali, Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Waxgaradka Beesha Xawaadle Oo Dalbaday Hakinta Doorashada HirShabeelle iyo IGAD oo Ku Baaqday Wada-Hadal Qaran
Waxgarad, odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin ka tirsan beesha Xawaadle ayaa kulan ballaaran oo ay ku yeesheen Beledweyne kaga dalbaday in la hakiyo…
2 ilo
NISA oo weerar ku dishay laba horjooge iyo ilaaladooda + Magacyada
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo maanta ka dhacay…
2 ilo
Safaaradda Mareykanka oo ka digtay khataro ka jira Doolo Zone ee Itoobiya
Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa soo saartay digniin amni oo ku saabsan Doolo Zone (Dollo Zone) ee ka tirsan Deegaanka Soomaalida Itoobiya…
3 ilo
Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga, fatahaadaha iyo adeegyada bulshada
Baydhabo, 17 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha…
5 ilo
Puntland iyo Mareykanka oo sheegay inay burburiyeen bakhaar hub oo Al-Shabaab leedahay
Maamulka Puntland iyo Mareykanka ayaa sheegay in si guul leh loo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay buuraha Al-Madow-Golis, gaar…