Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyey $30m iyo dhismaha safaarad cusub

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyey $30m iyo dhismaha safaarad cusub
Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli xildhibaanada dalkaas ay si weyn…
Dabooliddu way ka gudubtay "Turkiga oo Soomaaliya ka tijaabinaya gantaal isaga gudba qaaradaha".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli xildhibaanada dalkaas ay si weyn u bogaadiyeen iskaashiga sii ballaaranaya ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarinta ee kala dhexeeya xukuumadda Muqdisho.
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Waxa warbixinnadu wada taabanayaan
- Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli xildhibaanada dalkaas ay si weyn u bogaadiyeen iskaashiga sii ballaaranaya ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarinta ee kala dhexeeya xukuumadda Muqdisho. Heshiiskan ayaa waxaa Soomaaliya lagu siinayaa deeq maaliyadeed oo gaaraysa […] The post Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyey $30m iyo dhismaha safaarad cusub appeared first on Caasimada Online .
Waxa ku kala duwan
- Caasimada Online: Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli xildhibaanada dalkaas ay si weyn u bogaadiyeen iskaashiga sii ballaaranaya ee dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarinta ee kala dhexeeya xukuumadda Muqdisho. Heshiiskan ayaa waxaa Soomaaliya lagu siinayaa deeq maaliyadeed oo gaaraysa […] The post Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyey $30m iyo dhismaha safaarad cusub appeared first on Caasimada Online .
- Caasimada Online: Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya ka tijaabiso gantaalkeedii ugu horreeyay ee isaga gudba qaaradaha dhammaadka sanadkan, sida ay warisay Bloomberg, taas oo noqoneysa tallaabo weyn oo Ankara u qaadeyso dhanka awoodda gantaallada riddada dheer. Gantaalkan oo lagu magacaabo Yildirimhan, lana soo bandhigay Talaadadii intii uu socday bandhigga difaaca ee SAHA […] The post Turkiga oo Soomaaliya ka tijaabinaya gantaal isaga gudba qaaradaha appeared first on Caasimada Online .
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 06:00 ilaa 04:30 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Turkiga oo Soomaaliya ka tijaabinaya gantaal isaga gudba qaaradaha
Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya ka tijaabiso gantaalkeedii ugu horreeyay ee isaga gudba qaaradaha…
Akhri isha2 maalin ka dib
Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyey $30m iyo dhismaha safaarad cusub
Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada
Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?
1 il
15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira…
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…