Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay…
Shabelle Media ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka (1-da May). Munaasabaddan oo sanadkan ku beegnayd maalinta Jimcaha, balse si rasmi ah loo qabtay maanta oo ay taariikhdu tahay 2-da May 2026, ayaa diiradda
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Waxa warbixinnadu wada taabanayaan
- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka (1-da May). Munaasabaddan oo sanadkan ku beegnayd maalinta Jimcaha, balse si rasmi ah loo qabtay maanta oo ay taariikhdu tahay 2-da May 2026, ayaa diiradda […]
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka (1-da May).
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay…
Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 11:25 ilaa 12:10 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Shaqaalaha Adduun…
Akhri isha45 daqiiqo ka dib
Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda
Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub?
1 il
Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada
Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?
2 ilo
Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene)…