Xasan oo la kulmay safiirka Turkiga kadib fashilkii wada-hadallada mucaaradka

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Kulankii safiirka Türkiye iyo Xasan oo farriin siyaasadeed culus u diray mucaaradka
Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa farriin siyaasadeed oo xooggan u diray mucaaradka…
Dabooliddu way ka gudubtay "Xasan oo la kulmay safiirka Turkiga kadib fashilkii wada-hadallada muc…".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado uun kadib markii ay fashilmeen wada-hadalladii uu kula jiray Golaha Mustaqbalka ayaa maanta kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Turkiga u fadhiya gudaha magaalada Muqdisho, Alper Aktaş.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 14:00 ilaa 19:09 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Xasan oo la kulmay safiirka Turkiga kadib fashilkii wada-hadallada mucaaradka
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado uun kadib markii ay fashilmeen wada-hadalladii uu…
Akhri isha5 saac ka dib
Kulankii safiirka Türkiye iyo Xasan oo farriin siyaasadeed culus u diray mucaaradka
Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
2 ilo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay salaadda Janaasada Imaam Maxamed
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…