Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka, oo hirgelinteedu ku timid aragtida iyo qorshaha Madaxweynaha ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha difaaca dalka, taasi oo soo saari-doonta aqoonyahanno Soomaaliyeed oo leh xirfad iyo karti ay ugu adeegaan difaaca iyo ilaalinta qaranka.
Sida ay sheegtay Jowhar ↗- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Xusuusin ku saabsan ilaha
Ilaha 2 ee kooxdan waxay daabaceen qoraal isku mid ah. Warbixintu waxay ka timid hal il oo asal ah; xaqiijin madax-bannaan weli lama helin.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 15 Nofeembar 2026 13:10 UTC
Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan qaybaha lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 15 Nofeembar 2026 12:03 UTC
Xasan Sheekh oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka
Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa lagu dhisayaa aragtida iyo qorshaha Madaxweynuhu ee tayeynta aqoonta iyo xirfadaha dhinaca difaaca dalka.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
15 Nofeembar 2026 · 12:03–13:10 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
1 saac ka dib
Madaxweynaha dalka mudane xasan oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo di…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Xasan Sheekh oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka
Xasan Sheekh ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media, Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin iyo mahadcelin ah la yeeshay Taliyaha Guutada 45-aad ee AUSSOM
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan isugu jiray mahadcelin iyo sagootin la qaatay Col. Dr.
3 ilo
Muxuu Xamza kusoo arkay wasaaradda uu kormeerka ku tegay?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda oo dhawaan lagu sameeyay…
5 ilo
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalaya shirkii COP31 ee cimilada oo ka dhacay Turkiga
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalaya shirka cimilada ee Qaramada Midoobay COP31 oo ka socda Antalya, Turkiga, iyadoo…
3 ilo
Dowladda Federaalka iyo xubno ka tirsan Madasha Mustaqbalka oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Kulan caawa magaalada Muqdisho ku dhexmaray xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiin ka tirsan Madasha Mustaqbalka ayaa la…
2 ilo
Khubarada Qaramada Midoobay oo Sharci-darro ku Tilmaamay Xil-ka-qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya
Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay oo qaabilsan xuquuqda aadanaha iyo madaxbannaanida garsoorka ayaa si adag u cambaareeyay xil-ka-qaadistii…