Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
66 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil kale oo sare. Markii aan halkaan soo gaarnay saacadihii hore ee […] The post Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer first appeared on Radio Dalsan .
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda gobollada Koonfureed oo maanta laga joogo 66-sano. Munaasabadda waxaa ka qaybgalaya madaxda Qaranka, ciidamada qalabka sida iyo qaybaha bulshada, waxaana lagu soo bandhigayaa farshaxan sare iyo cudud ciidan oo muujinaysa sida ay ciidanka […]
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray qayb ka mid ah waddada halbowlaha ah ee dhexmarta caasimadda… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa maanta saddex sano oo xabsi ku xukuntay Sacdiyo Macallin Cali (Sacdiyo Bajaaj), taas… Sii akhri
Garoowe – Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay go’aanno cusub oo la xiriira amniga, la-dagaallanka tahriibka, iyo dhaqdhaqaaqa mas’uuliyiinta iyo ciidamada ku sugan deegaannada Puntland. Go’aannadan ayaa ka soo baxay shir ay yeesheen Guddiga Amniga Puntland iyo wasaaradaha la shaqeeya, waxaana lagu sheegay in lagu xoojinayo amniga […]
Wararka ka imanaya deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal beeleed maanta halkaas ka dhacay ay ku dhinteen… Sii akhri
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Nayroobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta qabatay kulankii ugu horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara (Submarine Cable Landing Technical Working Group – […] The post Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara first appeared on Radio Dalsan .
Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray diyaar-garowga iyo ka-tashiga furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Labada Aqal ayaa yeeshay dood iyo falanqeyn qoto dheer oo ku saabsan […]
Ciidamo taageersan Laftagareen ayaa caawa weerar ku soo qaaday magaalada Baydhabo, kuwaas oo xilligan oo saqdii dhexe ka dagaalamaya gudaha… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada ko juhdi iyo […]
Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hogaamiyaha Koofurgalbeed Sheekh Aadan Maxamed […]
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay inuu ansixiyey hannaan doorasho toos ah oo xilliga kala guurka ah (Transitional Direct Elections Model),
Puntland ayaa mamnuucday in ciidan iyo gaadiid ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan ku sugnaan karin isagana gudbi karin… Sii akhri
Dagaal beeleed fool xun oo sababay dad, guryo iyo duunyo la gubay ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Jalalaqsi ee… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa Maanta Xafiiska ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Mudane Maxamed Kariim Fu’aad Shariif. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal, hirgelinta iyo horumarinta […]
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad dhinac badan taabanaysa ka jeediyay furintaanka kalfadhiga 58-aad ee Baarlamanka ayaa diiday in… Sii akhri