55 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Algiers, Sebteembar 10, 2026 – Dowladda Aljeeriya ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Imaaraadka Carabta, kadib sannado ay sii xoogeysanayeen xiisadaha u…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%)
Beledweyne (Caasimada Online) – Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay xaafadda Buundo Weyn ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa ka dhacay goob uu ka socday dhismo, waxaana sida ay sheegeen ilo kala duwan loo adeegsaday miino halkaasi lagu aasay, taas oo sababtay khasaaraha […] The post Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne + Khasaaraha appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%)
Cadan (Caasimada Online) — Ciidamada Yemen ee ka soo horjeeda Xuutiyiinta ayaa sheegay in meydadka dagaalyahanno Soomaali ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab laga dhex helay xubno ka tirsan Xuutiyiinta oo lagu dilay dagaallo ka dhacay xeebaha galbeedka Yemen, arrin sii xoojineysa walaaca laga qabo xiriirka sii kobcaya ee labada kooxood. Ciidamada National Resistance Forces […] The post Dad Soomaali ah oo ayaga oo dagaalamaya lagu dilay dalka… appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%)
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo mar kale ka dhacday aagga deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii si arxan darro ah halkaas loogu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Askariga oo lagu magacaabi jiray Axmed Shire Xuseen ayaa waxaa loo dilay aano qabiil […] The post Axmed Shire oo si arxan darro ah loo dilay kadibna muuqaal laga duubay appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%)
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Hartiqaanle oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeynta lagu beegsaday bakhaar lagu keediyo raashiinka ay isticmalaan Beeraleyd deegaanka. Sawirrada la... The post Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku dhawaaqay in la laalay mooshinkii ay xildhibaanno qaar ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh). Go’aanka guddoonka ayaa yimid kadib markii la hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa qoraalka soo jeedinta, taas oo loo gudbiyay Golaha Shacabka si […] The post Cali Xoosh oo ka badbaaday mooshinkii xilka looga tuurayay – Sidee wax u dhaceen? appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (58%)
09-(Jowhar)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay weerar hoobiyaal ah ku soo qaadeen saaka waaberigii xero ku taal duleedka degmada Baardheere. Ciidamada ku sugnaa xeradaas ayaa la sheegay inay howlgalo ka sameeyeen duleedka xerada oo ku taal dhinaca Koofureed ee degmada Baardheere iyadoo halkaas ay iskahorimaad fool ka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%)
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in 4-ta Sebtembar ay duqeyn cirka ah ka fuliyeen Soomaaliya, taas oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab. AFRICOM ayaa sheegtay in duqeynta lagu fuliyay iskaashi iyo isku-duwid lala sameeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo goobta lagu beegsaday ay ku taalla qiyaastii […] The post Mareykanka oo duqeyn cirka ah kula beegsaday Kooxda AS meel u jirto 175 KM Muqdisho. appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%)
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise-sharciyeedka la-dagaallanka burcad-badeedda iyo ka-hortagga afduubka. Hindise-sharciyeedkan ayaa ka mid ah xeerarka muhiimka ah ee lagu xoojinayo dadaallada Soomaaliya ee ka dhanka ah burcad-badeedda iyo afduubka, gaar ahaan dambiyada ka dhaca xeebaha iyo gudaha dalka. Kulanka Golaha […] The post Golaha Aqalka Sare oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sharciga… appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%)