Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐢𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada ko juhdi iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (77%) Somali National TV Horseed Media Radio Dalsan Jowhar+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 maalmo kahor Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Hartiqaanle oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeynta lagu beegsaday bakhaar lagu keediyo raashiinka ay isticmalaan Beeraleyd deegaanka. Sawirrada la... The post Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Raxanreeb Online Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 15 sheekooyin 3 bilo kahor Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan, kaddib markii laga reebay ka qeybgalka ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2026. Farmaajo ayaa sheegay inuu la wadaagay garsooraha dareenkiisa ku aaddan caqabadda uu la kulmay, isagoo ku ammaanay dadaalka iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Shabelle Media BBC Somali Jowhar Horseed Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 7 sheekooyin 3 bilo kahor Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyada oo uu halkaas… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Puntland Post Jowhar Horseed Media Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 10 sheekooyin 3 bilo kahor Dagaal fool xun oo maalintii afraad ka socda Jalalaqsi Dagaal beeleed fool xun oo sababay dad, guryo iyo duunyo la gubay ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Jalalaqsi ee… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%) Puntland Post Jowhar Shabelle Media Horseed Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 6 maalmo kahor Ciidanka Xooga Dalka oo Fuliyay Howlgal Qorsheysan. Axad 6, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada lagu xaqiijinayo amniga deegaanka iyo kuwo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka. Ciidamada ayaa hawlgallo ka wada deegaanno kala duwan oo hoostaga Gobolka […] The post Ciidanka Xooga Dalka oo Fuliyay Howlgal Qorsheysan. appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Hiiraanweyn Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 2 toddobaadyo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxweynaha Serbia Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Belgrade ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha dalka Serbia, … Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Puntland Post Raxanreeb Online Somali National TV Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 7 sheekooyin 1 toddobaad kahor Ciidanka Danab oo sheegay in howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulay ay ku dileen 14 Al-Shabaab ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Goobjoog Somali Caasimada Online Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 maalmo kahor Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo Saxiixay Qorshaha Isbeddelka 2026–2031 Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda dib-u-daahfurka Qorshaha Isbeddelka maamulka Koonfur Galbeed (STP 2026–2031), kaas oo dib-u-eegis lagu sameeyay.…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Goobjoog Somali Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 7 maalmo kahor Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh Karachi (Caasimada Online) – Qoysaska 10 badmaax oo Pakistani ah oo muddo ka badan afar bilood ay burcad-badeed ku haystaan Soomaaliya ayaa bannaanbax ka dhigay magaalada Karachi, iyagoo dowladda Pakistan ka dalbaday inay degdeg u soo dayso eheladooda. Qoysaska ayaa sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin kale, oo ay ku jirto cunto-ka-soomid, haddii dowladda Pakistan aysan […] The post Qoysaska 10 Pakistani ah oo lagu haysto Soomaaliya oo ku hanjabay arrin yaab leh appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Hiiraanweyn Caasimada Online Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 maalmo kahor Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah, ayaa Guddoomiyaha iyo Safiirku […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Somali National TV Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 7 maalmo kahor Dowladda Soomaaliya oo Baaq Caalami ah ka Dirtay Khataraha Budhcad-badeedda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dib u soo noqoshada falalka budhcad-badeednimada ee ka socda xeebaha waqooyi-bari ee Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday beesha caalamka inay iskaashi mideysan ka…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Goobjoog Somali Puntland Post Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 7 sheekooyin 1 toddobaad kahor Soomaaliya oo Guddoomisay Shirkii Ugu Horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga Dalalka Hindisaha Geeska Afrika Addis Ababa, Itoobiya – Soomaaliya ayaa guddoomisay shirkii ugu horreeyey ee Wasiirrada Ganacsiga dalalka ku midoobay Hindisaha Geeska Afrika (HoAI), kaas oo maanta ka qabsoomay magaalada Addis Ababa ee dalka…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Ganacsiga oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ganacsato ah oo ka socday dalka Talyaaniga. Soo dhaweyntan waxaa qeyb ka ahaa ganacsato iyo mas’uuliyiin kale, waxaana booqashadan ay qayb ka tahay diyaar-garowga munaasabadda Somalia–Italy Business Week 2026, oo ah madal lagu xoojinayo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (77%) Somali National TV SONNA English Shabelle Media Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Taliyaha Ciidanka Soomaaliya oo Guddoomiyay Kulanka Amniga Kahor Isbeddelka AUSSOM MOGADISHU, Soomaaliya – Taliyaha ciidanka Soomaaliya ayaa Axaddii guddoomiyay kulan heer sare ah oo diiradda lagu saarayay dardargelinta howlaha milatari, xoojinta ciidamada qalabka sida iyo diyaarinta wareejinta mas'uuliyadaha amniga qaranka ee ka socda Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), sida ay sheegeen mas'uuliyiin. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA), Janaraal Ibrahim Maxamed […].
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (76%) Shabelle Media SONNA English Somali National TV Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Liibiya oo soo bandhigay warqadaha aqoonsiga Tripoli, (SONNA) — Safiirka Gaarka ah iyo Wakiilka Buuxa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Liibiya, Amb. Abdulfatah Sheikh Ahmed Abdulrahman, ayaa maanta soo bandhigay warqadiisa aqoonsiga H.E. Mohamed Al-Menfi, Madaxweynaha Golaha Madaxweynaha Liibiya. Soo bandhigida warqadaha aqoonsiga waxay calaamad u tahay bilowga rasmiga ah ee howsha diblomaasiyadeed ee Safiirka iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (76%) SONNA English Somali National TV Shabelle Media Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 4 sheekooyin 4 bilo kahor Trump muxuu ka yiri Xiisadda militari ee Shiinaha iyo Twain ee Todobaadkan booqanayo Beijing? Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%) Goobjoog Somali Caasimada Online Horseed Media Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 5 maalmo kahor Xiisadda Koonfur Galbeed iyo eedeymaha loo jeediyay Turkiga BAYDHABO, Soomaaliya – Iska-horimaadyadii ka dhacay qaybo ka mid ah Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya intii lagu jiray toddobaadkii ugu horreeyay ee Sebtembar 2026, iyo eedeymaha la xiriira doorka ay dalal shisheeye ku yeelan karaan colaadahaas, ayaa noqday arrimaha sida weyn looga hadal-hayo baraha bulshada. Xiisadda ka jirta Koonfur-galbeed ayaa salka ku haysa khilaaf siyaasadeed oo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%) Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Guddoonka Labada Aqal ee BFS oo kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray diyaar-garowga iyo ka-tashiga furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Labada Aqal ayaa yeeshay dood iyo falanqeyn qoto dheer oo ku saabsan […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Somali National TV Radio Dalsan Jowhar Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 8 sheekooyin 3 bilo kahor Hoggaamiyaha Koofurgalbed Aadan Madobe oo wareejiyay xilka gudoomiyaha Golaha Shacabka Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hogaamiyaha Koofurgalbeed Sheekh Aadan Maxamed […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Jowhar Shabelle Media Radio Dalsan Horseed Media Baadh daboolidda buuxdaBogga 3 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 153