Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 1 toddobaad kahor Golaha Shacabka oo Akhrinta Labaad Marsiiyey Hindise Sharciyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda 11-aad ee Kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir guddoomiyey Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Kulanka…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Goobjoog Somali Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 1 toddobaad kahor Mareykanka oo qorsheynaya inuu saldhig ciidan sameysto Boosaaso Dowladda Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay qorshaynayso inay magaalada Boosaaso ka dhigato xarun muhiim u ah howlgalladeeda militari ee ka socda Soomaaliya, gaar ahaan hawlgallada badda iyo kuwa ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Goobjoog Somali Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 1 toddobaad kahor Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ka hadashay Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada Rayidka MUQDISHO – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed, ayaa sheegtay in daahfurka Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badbaadada Rayidka Xilliyada Hawlgallada Ciidamada iyo Colaadaha Hubeysan ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo badbaadada rayidka, isla-xisaabtanka iyo kormeerka madaxbannaan. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 6 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Masar ee Arrimaha Afrika Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali ayaa Maanta Xafiiska ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Mudane Maxamed Kariim Fu’aad Shariif. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal, hirgelinta iyo horumarinta […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Jowhar Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 7 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Arrimaha Socdaalka iyo Jaaliyadaha Masaarida ee Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta Masar Dr. Badr Abdelatty, intii uu socday Shirka Wasiirrada Afrika iyo Kuuriya ee ka socda magaalada Seoul. Labada Wasiir ayaa ka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Somali National TV Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana ay taageerayso Hay’adda Caalamiga ah ee Biyaha (GWPSA), ayaa si guul leh magaalada Muqdisho ugu qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha Magaalooyinka ee u Adkaysiga Isbeddelka Cimilada iyo Barnaamijka Maalgashiga Biyaha Soomaaliya (Somalia […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Somali National TV Radio Dalsan Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shacab lagu laayay duleedka Kismaayo May 26(Jowhar)Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo la sheegay inay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Iyadoo la gudanayo waajibaadka dastuuriga ah ee ilaalinta iyo dabagalka xuquuqda aadanaha, Guddigu wuxuu bilaabay baaritaan hordhac […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Jowhar Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF), oo lagu qabtay magaalada Leipzig intii u dhaxeysay 6–8 May. Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cumar Afrax, kaas oo ka qeyb galay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Shabelle Media Radio Dalsan Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 5 sheekooyin 2 bilo kahor Wasiirka Gaashaandhigga oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Axmed Macalin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ka socdaan dadaallo lagu ciribtirayo Khawaarijta, isla markaana ay ka jiraan horumarro dhanka amniga ah. Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd u […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Somali National TV Horseed Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Beesha caalamka oo bayaan culus ka soo saartay muranka doorashada Soomaaliya Muqdisho (Caasimada Online) – Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, waxayna ugu baaqday madaxda Soomaalida inay si degdeg ah ugu laabtaan wadahadal, islamarkaana ay heshiis ka gaaraan hannaan doorasho oo lagu wada qanacsan yahay. War-saxaafadeed wadajir ah oo kasoo baxay xubno ka tirsan beesha caalamka, kuna taariikheysan 1-da June […] The post Beesha caalamka oo bayaan culus ka soo saartay muranka doorashada Soomaaliya appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Caasimada Online Horseed Media Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Cabdullaahi Xuseen Aadan (Ciro), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga ee ka howlgala gobolkaasi. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bay, Taliyaha Qeybta Hay’adda […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Somali National TV Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 6 sheekooyin 1 bil kahor Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalintii labaad ee uu ku sugan yahay Laascaanood uu kulan miro-dhal ah la yeeshay Isimmada, kaas oo looga hadlay dowlad-dhisidda, xoojinta nabadda iyo midnimada dalka.Wuxuu bogaadiyay doorka muhiimka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Somali National TV Puntland Post Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 4 bilo kahor Safiirka Turkiga oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Muqdisho, 21, May, 2026— Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee iskaashiga iyo walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Shabelle Media Jowhar Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 1 toddobaad kahor Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya oo loo doortay Hantidhowraha Dibadda ee Kaydsan ee AFROSAI-A Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay isla markaana hadal ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Afrika ee ku hadla Af-Carabiga AFROSAI-A, oo lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Goobjoog Somali Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galay Gabagabada Shirka Madrid Dialogue Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay gabagabada shirka caalamiga ahaa ee “Madrid Dialogue on Counterterrorism Cooperation in Africa” oo maalmahan ka socday magaalada Madrid ee dalka Spain. Intii uu shirku socday, Ergeyga ayaa kulamo miro […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) SONNA English Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay ciidamada daraawiishta Jubaland ee… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Puntland Post Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga gaaray dhinacyada amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka qof iyo codka ah. Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Shabelle Media Jowhar Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka Ugunji ugu geysteen Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Horjoogaha isku soo dhiibay Ciidamada ayaa sheegay in Gobollada Hiiraan Sh/Hoose iyo Shabeellaha Dhexe uu ka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Somali National TV Radio Dalsan Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 1 toddobaad kahor Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu horreeyay ee shirkadda diyaaradaha SalamAir. Duulimaadkan ayaa loo arkaa tallaabo cusub oo fududeynaysa isku socodka dadka iyo ganacsiga Soomaaliya iyo […] The post Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Caasimada Online Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 4 bilo kahor Baydhabo oo Dagaal Kooban Ka Dib Degtay, Xilli Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Sii Kordhayso Baydhabo (WDN) – Magaalada Baydhabo ayaa dib ugu soo laabatay deganaansho kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay gudaha magaalada, kaas oo dhex maray ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan xarunta gobolka Baay. Dagaalka oo socday in ka badan... The post Baydhabo oo Dagaal Kooban Ka Dib Degtay, Xilli Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Sii Kordhayso appeared first on WardheerNews .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Wardheer News Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxdaBogga 5 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 153