Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
95 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Taageerada ugu xooggan waxay isku dheellitirtaa tirada ilaha madaxbannaan, cusboonaanta, iyo kalsoonida isbarbardhigga.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri
Wararka ka imanaya deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal beeleed maanta halkaas ka dhacay ay ku dhinteen… Sii akhri
Ciidamo taageersan Laftagareen ayaa caawa weerar ku soo qaaday magaalada Baydhabo, kuwaas oo xilligan oo saqdii dhexe ka dagaalamaya gudaha… Sii akhri
KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay tababar ay dhammeysteen 100 askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland (JSF). Tababarkan oo socday muddo afar toddobaad ah ayaa lagu qabtay Saldhigga Howlgelinta ee […]
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay ciidamada daraawiishta Jubaland ee… Sii akhri
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga gaaray dhinacyada amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka qof iyo codka ah. Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin […]
May 24(Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta nabadgelyada, dardargelinta qorsheyaasha horumarineed ee Dowladda, ballaarinta adeegyada bulshada, iyo horumarinta maamul-wanaagga. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhegaystay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland, kuwaas […]
Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka Ugunji ugu geysteen Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Horjoogaha isku soo dhiibay Ciidamada ayaa sheegay in Gobollada Hiiraan Sh/Hoose iyo Shabeellaha Dhexe uu ka […]
Baydhabo (WDN) – Magaalada Baydhabo ayaa dib ugu soo laabatay deganaansho kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay gudaha magaalada, kaas oo dhex maray ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan xarunta gobolka Baay. Dagaalka oo socday in ka badan... The post Baydhabo oo Dagaal Kooban Ka Dib Degtay, Xilli Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Sii Kordhayso appeared first on WardheerNews .
Muungaab oo ka jaray xarigga xarunta cusub ee degmada Shingaani – ‘Adeegga dadweynaha ayaa sare loo qaaday Muqdisho, Maajo 25, 2026 – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah u xarigga ka jaray Xarunta Maamulka Degmada Shingaani, ka dib dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran lagu sameeyay, […]
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo eedeymo been abuur ah oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la gaaray go’aan lagu eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya […]
Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta si rasmi ah u…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray qayb ka mid ah waddada halbowlaha ah ee dhexmarta caasimadda… Sii akhri