Qoorqoor oo ka tanaasulay tartanka doorashada Galmudug
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku dhawaaqay in uu ka haray tartanka madaxtinimada doorashada maamulka Galmudug, isaga oo sheegay… Sii akhri
283 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Taageerada ugu xooggan waxay isku dheellitirtaa tirada ilaha madaxbannaan, cusboonaanta, iyo kalsoonida isbarbardhigga.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku dhawaaqay in uu ka haray tartanka madaxtinimada doorashada maamulka Galmudug, isaga oo sheegay… Sii akhri
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho ayaa isku raacay oo shaaciyay hannaan doorasho toos… Sii akhri
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa maanta saddex sano oo xabsi ku xukuntay Sacdiyo Macallin Cali (Sacdiyo Bajaaj), taas… Sii akhri
Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hogaamiyaha Koofurgalbeed Sheekh Aadan Maxamed […]
Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo lagu qariyey xaafado ka tirsan degmada Cabdicasiis, kaddib dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay […]
Waxaa isa soo taraya walaaca laga qabo iskaashi la sheegay inuu ka dhexeeyo kooxda Al-Shabaab iyo kooxda Xuuthiyiinta Yemen, kaas oo la xiriira hub, dhaqaale, tababar ciidan iyo xogaha la…
May 24(Jowhar) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board). War ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu sheegay in Dowladdu si dhow ula socoto Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalay Dalka Masar kuwaas oo caqabad ka soo wajahday inay garoonka […]
-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi iyo qaar ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta u dhexeysa Maamulka Gobolka Banaadir iyo bahda hal-abuurka Soomaaliyeed, iyadoo si gaar ah loo xusay doorka muhiimka […]
London, 3 Sebteembar 2026 — Sagal Cabdi-Waali, oo ah haweeney Soomaaliyeed oo hoggaamisa Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo saadaalinayaa inay ka mid noqoto dadka ugu cadcad ee Xisbiga Labour-ku u…
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dhallinyaro katirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ku qabtay kulankii ugu horeeyay ee qaban qaabada banaanbaxyo ay dowladu qorsheysay in lagu taageero Turkiga kaasi oo ka dhacaya Muqdisho. Banaanbaxa ayaa daba socda caadis maalmihi lasoo dhaafay dowladda la kulmeysay kaasi oo la xariira duqeyntii diyaaradeed ee ka dhacday degmada Doolow ee gobolka... The post Banaanbax lagu taageerayo Turkiga oo ka dhacaya Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online .
Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada ee Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).
Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Arbacadii xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay wasiirrada u qaabilsan amniga ee Dawlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Waqooyi Bari. Wasiirrada dawlad-goboleedyada ayaa Muqdisho u jooga ka qaybgalka Shirka Qaran ee Amniga Gudaha, oo la qabanayo 1-da ilaa 2-da […] The post Wasiirka Amniga oo la Kulmay Wasiirrada Amniga ee Dawlad-goboleedyada Soomaaliya. appeared first on HMC Somalia News .
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee odeyaasha dhaqanka ay ka qaadanayaan qabsoomida gogasha dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo xoojinta wadajirka bulshada reer Koonfur Galbeed. Hoggaamiye Shekh Aadan Madoobe ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay […]
Dar es Salaam (Caasimada Online) – Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay geerida Hafidh Ameir Hassan oo ahaa sayga Madaxweynaha dalkaas, Samia Suluhu Hassan. Hafidh ayaa ahaa qof si weyn uga fogaaday siyaasadda iyo warbaahinta, isagoo inta badan ku mashquuli jiray noloshiisa gaarka ah iyo hawlihiisa caadiga ah. Maadaama uu qabay Madaxweynaha Tanzania, waxaa loogu yeeri jiray […] The post Sayga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday iyo Xasan Sheekh oo… appeared first on Caasimada Online .
ISNIIN 7, Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo qaar ka mid ah xulafadiisa siyaasadeed ee ugu dhow Xog aan helnay ayaa sheegeysa […] The post DFS oo Diyaarineyso xayiraado dhaqaale iyo socdaal oo ka dhan ah Lafta-gareen appeared first on HMC Somalia News .
Baydhaba (Caasimada Onlin) – Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo ku sugan bannaanka Baydhaba, ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee maamulka iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee haatan ka socda gudaha iyo hareeraha magaalada. Ugaas Xasan ayaa si gaar ah uga hadlay diyaaradaha dagaalka ee howlgalka ka wada deegaannada Koonfur […] The post Afhayeenka Lafta-gareen: Diyaarado waad keensan kartaan, laakiin go’aanka iyo… appeared first on Caasimada Online .
Baydhaba, Soomaaliya: Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ku geeriyooday wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka howlgallayay warbaahinta Arlaadi Media, kaddib markii uu u geeriyooday dhaawac daran oo kasoo gaaray dagaalkii 3-dii bishan September ka dhacay gudaha magaalada. Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed […]
Wakiillo ka tirsan Dowladda Turkiga ee Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay markabka dagaalka ee TCG Göksu, kaas oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga. Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa sheegtay in…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Dr. Humphrey Karamagi, Wakiilka cusub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) u qaabilsan Soomaaliya. Wasiir Ku-xigeenka ayaa soo dhaweeyay Dr. Karamagi, isaga oo u rajeeyay guul intii uu ku guda jiro mudo xileedkiisa. Labada […]
Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Axmed Buux oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn la sheegay in lagu beegsaday Taliye Shub, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay adeegsatay diyaaradaha Turkiga si loo fuliyo weerarka. Xildhibaan Axmed Buux ayaa sheegay in duqeyntaasi ahayd weerar uu ku tilmaamay “argagixiso”, isagoo xusay in ujeeddadu ahayd in... The post Xildhibaan Axmed Buux oo si kulul uga hadlay duqeyntii lagu beegsaday Taliye Shub appeared first on Raxanreeb Online .