153 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo eedeymo been abuur ah oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la gaaray go’aan lagu eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%)
Somali National TVRadio DalsanShabelle MediaBaadh daboolidda buuxda
Muqdisho (Caasimada Online) – Duulimaad toos ah oo cusub oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat ee caasimadda dalka Cumaan ayaa si rasmi ah u bilowday, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo dhaweysay duulimaadkii ugu horreeyay ee shirkadda diyaaradaha SalamAir. Duulimaadkan ayaa loo arkaa tallaabo cusub oo fududeynaysa isku socodka dadka iyo ganacsiga Soomaaliya iyo […] The post Soomaaliya iyo Cumaan oo markii ugu horreysay si toos ah la isugu xiray appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%)
Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa la wareegay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, iyadoo xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha iyo hareeraha xabsiga. Ciidamada ayaa la sheegay inay taagan yihiin dhammaan darbiyada Xabsiga Dhexe iyo jidadka laga galo, iyagoo ku hubeysan qoryo. Sidoo kale, ciidamadii loo xilsaaray waardiyaha Xabsiga Dhexe ayaa la sheegay... The post Ciidamo mushaar la’aan Ka Gadoodsan oo la wareegay Xabsiga dhexe ee Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%)
Iluhu way kala duwan yihiin: Raxanreeb Online: Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa la wareegay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, iyadoo xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha iyo hareeraha xabsiga. Ciidamada ayaa la sheegay inay taagan yihiin dhammaan darbiyada Xabsiga Dhexe iyo jidadka laga galo, iyagoo ku hubeysan qoryo. Sidoo kale, ciidamadii loo xilsaaray waardiyaha Xabsiga Dhexe ayaa la sheegay... The post Ciidamo mushaar la’aan Ka Gadoodsan oo la wareegay Xabsiga dhexe ee Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online .
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo heli lahaa hannaan amni oo waara. Shirweynaha waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, hay’adaha amniga, dowlad-goboleedyada iyo qeybaha kale ee ay khuseyso arrimaha amniga dalka. […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)
Somali National TVCaasimada OnlineBaadh daboolidda buuxda
NAIROBI – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika ee Xallinta Khilaafaadka Beddelka ah (Alternative Dispute Resolution – ADR), kaas oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkan heerka sare ah, ayaa waxaa isugu yimid […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%)
Shabelle MediaSomali National TVBaadh daboolidda buuxda
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa ugu baaqay madaxda siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka, xilli ay weli taagan yihiin khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka. Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro ayaa sheegtay in Midowga Yurub […] The post Midowga Yurub oo Xasan iyo mucaaradka u diray dalab la xiriira xiisadda siyaasadeed appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%)
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya Muqdisho, Soomaaliya – 14 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah oo lagu gorfeynayo doorka Garaad Gacmeedku (Artificial Intelligence – AI) ku yeelan karo […] The post Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%)
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%)
Radio DalsanSomali National TVBaadh daboolidda buuxda