161 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa ugu baaqay madaxda siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka, xilli ay weli taagan yihiin khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka. Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro ayaa sheegtay in Midowga Yurub […] The post Midowga Yurub oo Xasan iyo mucaaradka u diray dalab la xiriira xiisadda siyaasadeed appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%)
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya Muqdisho, Soomaaliya – 14 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah oo lagu gorfeynayo doorka Garaad Gacmeedku (Artificial Intelligence – AI) ku yeelan karo […] The post Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%)
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%)
Radio DalsanSomali National TVBaadh daboolidda buuxda
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalada dhanka cirka laga fuliyay deegaannada Gayfo, […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%)
Shabelle MediaSomali National TVBaadh daboolidda buuxda
ISTANBUL, Turkiga – Mareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha ee Soomaaliya, Mudane Mohamed Nur Olow, ayaa ka qayb galay kulanka labaad ee Guddiga Fulinta ee Ururka Islamic Network for Personal Data Protection Authorities (INPDPA), kaas oo lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Guddiga […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%)
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay Heshiiska Is-fahamka ee ay wada gaareen Dowladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo lagu dejinayo xiisadaha laguna xoojinayo nabadda iyo xasilloonida gobolka. War-saxaafadeed ay dowladda Soomaaliya soo saartay ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (58%)
Shabelle MediaSomali National TVBaadh daboolidda buuxda
Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed iyo NISA ayaa soo dhameystay tababar muddo 12 bilood ah oo lagu barayay farsamooyinka casriga ah ee baarista dambiyada, ururinta iyo ilaalinta caddeymaha. The post Ciidamada Soomaaliyeed Oo Bartay Sirta Dambi-baarista first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%)
Radio DalsanSomali National TVBaadh daboolidda buuxda