Muxuu yahay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti?
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri
283 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Taageerada ugu xooggan waxay isku dheellitirtaa tirada ilaha madaxbannaan, cusboonaanta, iyo kalsoonida isbarbardhigga.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri
Garoowe – Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay go’aanno cusub oo la xiriira amniga, la-dagaallanka tahriibka, iyo dhaqdhaqaaqa mas’uuliyiinta iyo ciidamada ku sugan deegaannada Puntland. Go’aannadan ayaa ka soo baxay shir ay yeesheen Guddiga Amniga Puntland iyo wasaaradaha la shaqeeya, waxaana lagu sheegay in lagu xoojinayo amniga […]
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad dhinac badan taabanaysa ka jeediyay furintaanka kalfadhiga 58-aad ee Baarlamanka ayaa diiday in… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Ammaanka ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday 48 saacadood, kaas…
Muqdisho, 21, May, 2026— Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee iskaashiga iyo walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka iyo […]
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo…
Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ciidamo kamid ah kuwa Federaalka aysan ka hawlgeli karin ama dhaq-dhaqaaq ka sameyn karin gobalada Puntland, go'aankan oo kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Puntland.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay isla markaana hadal ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Afrika ee ku hadla Af-Carabiga AFROSAI-A, oo lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri
Wararka ka imanaya deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal beeleed maanta halkaas ka dhacay ay ku dhinteen… Sii akhri
Ciidamo taageersan Laftagareen ayaa caawa weerar ku soo qaaday magaalada Baydhabo, kuwaas oo xilligan oo saqdii dhexe ka dagaalamaya gudaha… Sii akhri
KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay tababar ay dhammeysteen 100 askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland (JSF). Tababarkan oo socday muddo afar toddobaad ah ayaa lagu qabtay Saldhigga Howlgelinta ee […]
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikradaha Xagjirka Rabshadaha Wata, Mudane Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar, ayaa ka qeyb galay gabagabada shirka caalamiga ahaa ee “Madrid Dialogue on Counterterrorism Cooperation in Africa” oo maalmahan ka socday magaalada Madrid ee dalka Spain. Intii uu shirku socday, Ergeyga ayaa kulamo miro […]
bannaan ee Xaqiiqo-raadin ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan ayaa sheegay in dagaalka Suudaan ay sii hurinayaan shabakado caalami ah oo keena dagaalyahanno ajaanib ah, hub, tababar iyo taageero dhinaca saadka ah
Friday, 4, Sep 2026 {HMC} Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya sanadkan 2026 ay xirtay 82,000 bog oo baraha bulshada ah oo uu sheegay in kooxaha argagixisadu u adeegsanayeen faafinta fikradahooda. Ducaale oo ka hadlayay dood ku saabsan isku-xirka la-dagaallanka kooxaha hubeysan iyo yareynta khataraha musiibooyinka ka jira […] The post Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay xirtay 82,000 bog oo lala xiriiriyay kooxaha argagixisada. appeared first on HMC Somalia News .
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay ciidamada daraawiishta Jubaland ee… Sii akhri
Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka Soomaaliyeed, kuwaas oo uu kala hadlay dhammaystirka hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka, dhismaha dowladnimada iyo horumarka laga gaaray dhinacyada amniga, maamul wanaagga iyo doorashooyinka qof iyo codka ah. Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay bulshada rayidku ku leeyihiin […]
May 24(Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta nabadgelyada, dardargelinta qorsheyaasha horumarineed ee Dowladda, ballaarinta adeegyada bulshada, iyo horumarinta maamul-wanaagga. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhegaystay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland, kuwaas […]