Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Yeman Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya, Mudane Faadil Cali Axmed Al-Xanak. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjire Fadl, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan iskaashiga soo jireenka ah, la-dagaallanka tahriibka, iyo arrimaha socdaalka, maadaama […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kormeeray ciidanka XD ee ku sugan duleedka Baydhabo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed Eelaay, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cirro iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada Qaranka ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tegay Ciidanka Xoogga ee sugan duleedka magaalada Baydhabo. Wasiirka iyo saraakiisha ayaa geesiyaasha ku amaanay sida Shacabka Soomaaliyeed uga difaacayaan Khawaarijta, waxaana […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose ku Dilay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo uu ku jiray horjooge sare oo kooxdaas ka tirsanaa. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu khaarajiyay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Dowladdu oo ka wada hadlaysa ka hortagga cudurka Ebola Ebola: Dowladda Soomaaliya oo kulanka heer qaran ku adkeysey diyaargarowga Muqdisho, 25 May 2026 – Xarunta Qaran ee Howl-gallada Degdegga ah ee Caafimaadka Guud ayaa maanta goor dhow ka furmay kulan heer qaran ah oo ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasaaradaha Amniga Gudaha, Arrimaha Dibadda, Caafimaadka, Duulista […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Radio Dalsan Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Jabad Carbeyd iyo Dabagaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka waxaa fuliyay Ururka 195-aad ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, iyadoo ujeeddadiisu ahayd xoojinta amniga deegaannadaasi iyo ka hortagga dhaqdhaqaaqyada kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaysa qaybo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Radio Dalsan Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Afar qof oo ku dhintay mudaaharaadyo ka dhacay Kenya kadib kororka qiimaha shidaalka Nairobi, Kenya — Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen mudaaharaadyo xooggan oo Isniintii gilgilay dalka Kenya, kuwaas oo ka dhashay sare u kac weyn oo ku yimid qiimaha shidaalka. Dibad-baxyada ayaa hakad geliyay isu socodkii caadiga ahaa ee magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale, iyadoo bannaanbaxayaashu ay xireen […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Xiisad Cusub oo Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya Tigray – Madaxweynaha maamulka Tigray iyo guddoomiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaaneysa ee gobolka, isagoo sheegay in mudnaanta ugu weyn ee maamulka Tigray ay tahay ilaalinta jiritaanka iyo amniga shacabka. Hadalkan ayaa yimid xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo xiisado siyaasadeed iyo amni oo ka taagan gobolka, kadib heshiiskii […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%) Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda WFP Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), oo uu hoggaaminayey Mudane Matthew Hollingworth, oo ah ku xigeenka Maareeyaha Guud ee WFP, oo ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (50%) Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa diray farriin culus Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa farriin soo saaray ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda wayn ee Ciidul-Adxa isaga oo Alle ka baryay inuu naga aqbalo acmaasha wanagasan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku baaqay isku tanaasul iyo in la garab istaaggo dadka danta yar, si ay qayb […] The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa diray farriin culus appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (48%) Caasimada Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Wasiirka Awqaafta oo kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee caawa laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed. Wasiir Sheekh Mukhtaar Rooboow ayaa xog wareystay qaar ka mid ah xujeyda iyo howl-wadeenada rarayo, waxaana uu kula dar daarmay in si masuuliyad ah loo guuriyo xujeyda. 11615 xaaji Soomaaliyeed […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (48%) Somali National TV Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Mas’uuliyiin uu horkacayo Hoggaamiyaha KMG Koonfur Galbeed oo Gargaar ka Daah-furay Diinsoor Diinsoor – Wafdi uu hoggaaminayay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehlinayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Wasiirka Gargaarka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta gaaray degmada […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (48%) Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray bandhigyada ay Hobollada Waabari u diyaarinayaan maalmaha Xorriyadda Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda, ayaa maanta kormeer ku tegay Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo Kooxda Hobollada Qaranka ee Waabari ay ka wadeen tababarrada iyo bandhigyada faneed loogu diyaar garoobayo munaasabadaha maalmaha Qaranka. Kormeerka Wasiirka ayaa la xiriiray u kuurgelidda heerka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (47%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Maxaa maanta ka dhacay Baydhabo kadib dagaalkii cuslaa? + Sawirro Baydhabo (Caasimada Online) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ay saaka ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa galabta lagu dhaariyay xildhibaannada cusub ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhawaan uun lasoo doortay. Munasabadda dhaarinta ayaa waxaa ka qayb-galay hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Jibriil Cabdirashiid Xaaji, […] The post Maxaa maanta ka dhacay Baydhabo kadib dagaalkii cuslaa? + Sawirro appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (47%) Caasimada Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Soomaaliya oo Cambaaraysay Weerar Gantaallo ah oo Lala Beegsaday Kuwait Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn loo adeegsaday oo lala beegsaday dalka Kuwait, iyadoo muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka dalkaas. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (47%) Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo haldoorka beesha Murasade? Sawirro Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay waxgaradka beesha Murasade ee ka tirsan beelweynta Hawiye. Xubnahaasi oo isugu jiray xildhibaano, hoggaamiye dhaqameed, waxgarad, ganacsato iyo qeybaha bulshada ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xasan Macalin. Kulankan dhex-maray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaanka dhaqameedka, waxgaradka, […] The post Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo haldoorka beesha Murasade? Sawirro appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (46%) Caasimada Online Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Cabdullaahi Aadan Xuseen (Cirro), oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneel Isaaq Berdaale, iyo Taliyaha Nabad-sugidda ee Koonfur Galbeed Macalin Saalax Cabdinuur Cali. Saraakiisha ayaa Guddoomiyaha Golaha […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid soo koraya (44%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Soomaaliya, WHO oo ka wada hadlaya iskaashiga caafimaadka ee xooggan ee shirka Dubrovnik DUBROVNIK, Croatia — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa wada hadal laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka ee Hay'adda Caafimaadka Adduunka, Dr. Hans Henri P. Kluge, oo ku saabsan shirka Dubrovnik, iyadoo diiradda la saarayo xoojinta iskaashiga qaybta caafimaadka dalka.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya, oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), wasiirrada gargaarka dowlad-goboleedyada, iyo wakiillo ka socday hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bini’aadannimada. Madasha ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadannimo ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Danjire Jaamac oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigalinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane Mambila BANSE, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee Soomaaliya iyo Burkina Faso, iyo sidii ganacsatada Soomaaliyeed ay uga faa’iideysan karaan fursadaha maalgashi […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxdaBogga 8 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 161