Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Sare ee Ururka Badweynta Hindiya ee New Delhi NEW DELHI, Hindiya – Safiirka Soomaaliya ee Hindiya, Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa Arbacadii ka qayb galay Shirkii 28aad ee Guddiga Mas'uuliyiinta Sare ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA), isagoo matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dib u eegista guulaha dhawaan ee ururka, qiimeynta caqabadaha horyaalla dalalka xubnaha ka ah, iyo xoojinta iskaashiga gobolka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 toddobaadyo kahor Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 15-guuradii ka soo wareegtay booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan uu ku tagay magaalada Muqdisho bishii Agoosto 2011. Munaasabadda, oo ay soo qabanqaabisay hay’adda cilmi-baarista ee ORSAM, ayaa si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana looga […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Somali National TV Hiiraanweyn Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Shir looga hadlayo tacliinta sare ee Puntland oo ka qabsoomay Madaxtooyada. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarrada ciidamada iyo taageerada lagu horumarinayo hay’adaha amniga […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Midowga Yurub oo Xasan iyo mucaaradka u diray dalab la xiriira xiisadda siyaasadeed Muqdisho (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa ugu baaqay madaxda siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu raadinayo xal la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka, xilli ay weli taagan yihiin khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka. Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro ayaa sheegtay in Midowga Yurub […] The post Midowga Yurub oo Xasan iyo mucaaradka u diray dalab la xiriira xiisadda siyaasadeed appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Caasimada Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ciidda – Muxuu sameeyay maanta? Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa kadib salaadda shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, isaga oo Alle uga baryay in dalka iyo dadka Soomaaliyeed uu ku manneysto nabad, […] The post Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ciidda – Muxuu sameeyay maanta? appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Caasimada Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika ee ka socda magaalada Benghazi, Liibiya ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Liibiya ahna Guddoomiyaha Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika Caqiila Saalax Ciise. Wafdiga BJFS iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Liibiya ayaa ka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya Muqdisho, Soomaaliya – 14 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah oo lagu gorfeynayo doorka Garaad Gacmeedku (Artificial Intelligence – AI) ku yeelan karo […] The post Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Radio Dalsan Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka & Suugaanta iyo Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), ayaa maanta ku qabatay xarunta Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga munaasabad lagu daahfurayay Ereybixinta Amniga Saaybarka, taas oo ujeeddadeedu tahay horumarinta iyo mideynta ereyada Af-Soomaaliga ee la xiriira Amniga Saaybarka. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socday […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Somali National TV Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 toddobaadyo kahor Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii. The post Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure first appeared on Radio Dalsan .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Radio Dalsan Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay guddoomiyayaasha degmooyinka Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras Laffan Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo ku taalla Aagga Warshadaha ee Ras Laffan. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda, isla markaana ay la […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Guddoonka Golaha Shacabka oo baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka Gobolka Hiiraan Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedyada dib uga soo cusboonaaday qaybo ka mid ah Gobolka Hiiraan, gaar ahaan colaadda u dhexeysa dad walaalo ah oo isku deegaan ah oo ka dhacday Degmada Jalalaqsi. “Dagaalka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya MUQDISHO – Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Shacabka ee Shiinaha, iyadoo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Shabelle Media Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda KIGALI – Taliyaha Taliska Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo waxbarasho iyo tababaro heer sare ah ku soo qaatay dalkaasi. Saraakiishan ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Rwanda, halkaas oo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga Ee Muqdisho Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda lagu xusay Maalinta Qaranimada Talyaaniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa munaasabadda uga hambalyeeyay shacabka iyo dowladda Talyaaniga maalintan muhiimka ah, isaga oo xusay xiriirka taariikhiga ah iyo saaxiibtinimada soo jireenka ah […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Shabelle Media Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 4 sheekooyin 4 bilo kahor Garoowe oo qaaday koobka magaalo madaxyada gobollada Puntland Xulka kubadda cagta caasimadda Garoowe ayaa ku guulaystay tartankii magaalo madaxyada gobollada Puntland ee ka socday magaalada Boosaaso. Garoowe iyo… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 7 sheekooyin 1 bil kahor Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Puntland Post BBC Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 4 sheekooyin 2 bilo kahor PSF oo sheegtay inay ka tirsan tahay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Puntland oo war kasoo saartayoo hawlgalkeedii Laag War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya, "in ay qayb ka tahay abaabulka ciidamadaan".
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) BBC Somali Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC) Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee Qaramada Midoobay (ECOSOC), isagoo beesha caalamka u soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta bulshada, amniga, dowladnimada iyo sareynta sharciga. Wasiirku waxaa […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Somali National TV Radio Dalsan Baadh daboolidda buuxdaBogga 9 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 283