4 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax […] The post DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)