Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 4 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka cusub ee jaamacadaha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Shabelle Media Caasimada Online Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 8 sheekooyin 7 saacadood kahor R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 119-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaare […] The post R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Caasimada Online Goobjoog Somali Somali National TV Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 14 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan7 ilo · 13 sheekooyin 4 maalmo kahor Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Shabelle Media Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 3 maalmo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Türkiye u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan. Wasiirku wuxuu bogaadiyey adeegga iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%) Somali National TV Caasimada Online Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 6 sheekooyin 4 maalmo kahor Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026 Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dalka. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Shabelle Media Jowhar Raxanreeb Online+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 4 sheekooyin 3 maalmo kahor Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa Ku-simaha Hawlgalka UNTMIS, Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta UNTMIS, Mudane Vikram Parekh. […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Shabelle Media Jowhar Caasimada Online Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 3 maalmo kahor DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax […] The post DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Hiiraanweyn Shabelle Media BBC Somali Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 5 maalmo kahor Saraakiisha Sare ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Gobolka Gedo BAARDHEERE – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa maanta gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu u tagay kormeer iyo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Goobjoog Somali Jowhar Shabelle Media Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda