55 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%)
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay qorsheyneyso inay sannadka 2027 markii ugu horeeysay Dayax-gacmeed u dirto hawada sare, taas oo noqon karta tallaabo muhiim ah oo ku aaddan horumarinta barnaamijka hawada sare ee dalka. Safiirka ayaa sheegay in Turkigu uu Soomaaliya kala shaqeynayo mashaariic la xiriira hawada sare... The post Soomaaliya oo qorsheyneysa inay 2027 Dayax-gacmeed u dirto hawada sare appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%)
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax […] The post DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay dalka Pakistan si ay uga faa’iideystaan khibradda dalkaas ee dhinaca aqoonsiga dijitaalka ah (Digital ID) iyo dhismaha kaabayaasha tiknoolajiyadda ee taageera adeegyada dowladda…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%)
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee dekedda leh ee Mocha, taas oo ku taalla xeebta Badda Cas, iyadoo horumarkan cusub uu sare u qaadayo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)
Xisbiga Labour-ka Britain ayaa Sagal Cabdi-Wali u doortay musharraxiisa doorashada ku-celiska ah ee deegaanka Holborn and St Pancras, ayadoo Xubnaha xisbiga ee deegaanka ay si rasmi ah u doorteen Sagal fiidnimadii Arbacada, 9-kii Sebteembar.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%)