6 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%)
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)