R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 119-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaare […] The post R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub appeared first on Caasimada Online .