2 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, waxa ay isku raacsan yihiin, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, kalsooni, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan.
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan sida xiisadahan caalami ah ay u saameyn karaan amniga gobolka iyo xiriirka Mareykanka iyo Shiinaha.
Macne ay Warkasta ku dartay
Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan.
Beijing — Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah oo ku dhowaad sagaal sano ah, iyadoo ay si weyn diiradda u saaran yihiin arrimo culus oo caalami ah. Booqashada ayaa la sheegay in ajandaha ugu weyn uu yahay colaadda Bariga Dhexe, arrinta Taiwan, ganacsiga, […]
Goobjoog Somali: Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan. Shabelle Media: Beijing — Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah oo ku dhowaad sagaal sano ah, iyadoo ay si weyn diiradda u saaran yihiin arrimo culus oo caalami ah. Booqashada ayaa la sheegay in ajandaha ugu weyn uu yahay colaadda Bariga Dhexe, arrinta Taiwan, ganacsiga, […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,…
Ku salaysan 11 ilo la socdo
Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,…
May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC. Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo [&#
Goobjoog Somali: Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,… Jowhar: May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC. Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo […] Caasimada Online: Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay, kuwaas oo sheegayay in Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ay marti-gelin doonto kulan siyaasadeed oo u dhaxeeya dowladda iyo mucaaradka 13-ka bishan May. Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa sheegay in aysan jirin wax fara-gelin siyaasadeed […] The post DF oo war kasoo saartay fara-gelin la sheegay inay ka imaaneyso safaaradda Mareykanka appeared first on Caasimada Online . Somali National TV: Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo degaannada Koonfur Galbeed ee qof iyo codka ah.