18 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%)
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay qorsheyneyso inay sannadka 2027 markii ugu horeeysay Dayax-gacmeed u dirto hawada sare, taas oo noqon karta tallaabo muhiim ah oo ku aaddan horumarinta barnaamijka hawada sare ee dalka. Safiirka ayaa sheegay in Turkigu uu Soomaaliya kala shaqeynayo mashaariic la xiriira hawada sare... The post Soomaaliya oo qorsheyneysa inay 2027 Dayax-gacmeed u dirto hawada sare appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%)
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee dekedda leh ee Mocha, taas oo ku taalla xeebta Badda Cas, iyadoo horumarkan cusub uu sare u qaadayo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)
Xisbiga Labour-ka Britain ayaa Sagal Cabdi-Wali u doortay musharraxiisa doorashada ku-celiska ah ee deegaanka Holborn and St Pancras, ayadoo Xubnaha xisbiga ee deegaanka ay si rasmi ah u doorteen Sagal fiidnimadii Arbacada, 9-kii Sebteembar.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%)
Algiers, Sebteembar 10, 2026 – Dowladda Aljeeriya ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Imaaraadka Carabta, kadib sannado ay sii xoogeysanayeen xiisadaha u…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%)
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo mar kale ka dhacday aagga deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii si arxan darro ah halkaas loogu dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Askariga oo lagu magacaabi jiray Axmed Shire Xuseen ayaa waxaa loo dilay aano qabiil […] The post Axmed Shire oo si arxan darro ah loo dilay kadibna muuqaal laga duubay appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%)
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Hartiqaanle oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in duqeynta lagu beegsaday bakhaar lagu keediyo raashiinka ay isticmalaan Beeraleyd deegaanka. Sawirrada la... The post Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)