5 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, waxa ay isku raacsan yihiin, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, kalsooni, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan.
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan sida xiisadahan caalami ah ay u saameyn karaan amniga gobolka iyo xiriirka Mareykanka iyo Shiinaha.
Macne ay Warkasta ku dartay
Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan.
Beijing — Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah oo ku dhowaad sagaal sano ah, iyadoo ay si weyn diiradda u saaran yihiin arrimo culus oo caalami ah. Booqashada ayaa la sheegay in ajandaha ugu weyn uu yahay colaadda Bariga Dhexe, arrinta Taiwan, ganacsiga, […]
Goobjoog Somali: Mareykanka iyo Shiinaha ayaa wajahaya wejigii ugu dambeeyay ee xiisadda ku saabsan hubka laga iibiyo Taiwan, kadib markii Donald Trump uu shaaciyay inuu si toos ah arrintan ugala hadli doono Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping inta lagu guda jiro booqashadiisa magaalada Beijing toddobaadkan. Shabelle Media: Beijing — Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah oo ku dhowaad sagaal sano ah, iyadoo ay si weyn diiradda u saaran yihiin arrimo culus oo caalami ah. Booqashada ayaa la sheegay in ajandaha ugu weyn uu yahay colaadda Bariga Dhexe, arrinta Taiwan, ganacsiga, […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa bilaabay booqasho uu ku marayo Bariga Afrika iyada oo Paris ay raadineyso inay dib u dhisto saameynta ay ku leedahay qaaradda ka dib markii ay soo wajahday dib u dhacyo dhowr ah, gaar ahaan wadamadii uu gumeysan jiray ee Galbeedka Afrika. Macron ayaa Sabtidii safar saddex dal ah ka bilaabay […]

Madaxweynaha Emmanuel Macron ayaa hadal si weyn loo hadal hayo ka jeediyay shir madaxeed ka socda Kenya, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 30 hoggaamiye Afrikaan ah.
Wargeyska Dawan: Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa bilaabay booqasho uu ku marayo Bariga Afrika iyada oo Paris ay raadineyso inay dib u dhisto saameynta ay ku leedahay qaaradda ka dib markii ay soo wajahday dib u dhacyo dhowr ah, gaar ahaan wadamadii uu gumeysan jiray ee Galbeedka Afrika. Macron ayaa Sabtidii safar saddex dal ah ka bilaabay […] Goobjoog Somali: Madaxweynaha Emmanuel Macron ayaa hadal si weyn loo hadal hayo ka jeediyay shir madaxeed ka socda Kenya, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 30 hoggaamiye Afrikaan ah.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Tripoli (Caasimada Online) — Wararka ka imaanaya magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo dharcad ah ay tan iyo Jimcihii guryaha iyo waddooyinka ka qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin ah. Dadkan la qabqabtay ayaa la sheegay inay ku jiraan Soomaali tiro badan, xilli magaalada Tripoli ay ka […] The post In ka badan 300 Soomaali ah oo lagu qabtay howlgal ka dhacay magaalada Tripoli appeared first on Caasimada Online .
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Tripoli (Caasimada Online) — Wararka ka imaanaya magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo dharcad ah ay tan iyo Jimcihii guryaha iyo waddooyinka ka qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin ah. Dadkan la qabqabtay ayaa la sheegay inay ku jiraan Soomaali tiro badan, xilli magaalada Tripoli ay ka […] The post In ka badan 300 Soomaali ah oo lag
Tripoli (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii dambe dhibaato hor leh ay soo wajahday Soomaalida tahriibka ku joogta dalka Liibiya, gaar ahaan magaalada Tripoli, halkaas oo la sheegay in kooxo magafayaal ah ay bilaabeen inay bartilmaameedsadaan Soomaalida ku nool xaafadaha caasimadda. Sida uu sheegay Muuse Axmed oo ku sugan Tripoli, in ka badan 300 oo qof […] The post Safaaradda Soomaaliya oo
Caasimada Online: Tripoli (Caasimada Online) — Wararka ka imaanaya magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo dharcad ah ay tan iyo Jimcihii guryaha iyo waddooyinka ka qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin ah. Dadkan la qabqabtay ayaa la sheegay inay ku jiraan Soomaali tiro badan, xilli magaalada Tripoli ay ka […] The post In ka badan 300 Soomaali ah oo lagu qabtay howlgal ka dhacay magaalada Tripoli appeared first on Caasimada Online . Caasimada Online: Tripoli (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii dambe dhibaato hor leh ay soo wajahday Soomaalida tahriibka ku joogta dalka Liibiya, gaar ahaan magaalada Tripoli, halkaas oo la sheegay in kooxo magafayaal ah ay bilaabeen inay bartilmaameedsadaan Soomaalida ku nool xaafadaha caasimadda. Sida uu sheegay Muuse Axmed oo ku sugan Tripoli, in ka badan 300 oo qof […] The post Safaaradda Soomaaliya oo dayacday Soomaalida ku dhibban dalka Liibiya + Video appeared first on Caasimada Online . Oodweyne Media: Wararka ka imanaya caasimadda Tripoli ee dalka Libya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo hubeysan ay tan iyo maalintii Jimcaha qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin ah, kadib howlgal ballaaran oo laga sameeyay xaafado kala duwan oo magaalada ah. Dadka la qabtay waxaa ku jira Soomaali tiro badan. Warsame Cabdi Maxamed oo kamid … The post Soomaali badan oo lagu xiray howlgallo ka socda dalka Libya oo lagu beegsanayo dadka sharci la’aanta ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News .
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,…
Ku salaysan 11 ilo la socdo
Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,…
May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC. Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo [&#
Goobjoog Somali: Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,… Jowhar: May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC. Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo […] Caasimada Online: Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay, kuwaas oo sheegayay in Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ay marti-gelin doonto kulan siyaasadeed oo u dhaxeeya dowladda iyo mucaaradka 13-ka bishan May. Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa sheegay in aysan jirin wax fara-gelin siyaasadeed […] The post DF oo war kasoo saartay fara-gelin la sheegay inay ka imaaneyso safaaradda Mareykanka appeared first on Caasimada Online . Somali National TV: Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo degaannada Koonfur Galbeed ee qof iyo codka ah.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Ciidan Ka Qaran Jsl Ee Gobolka Sanaag Oo Gaadhay Degaanada Xaysimo Iyo Wadagsin Oo Dhawaan Shaqaqo.. The post Ciidan Ka Qaran Jsl Ee Gobolka Sanaag Oo Gaadhay Degaanada Xaysimo Iyo Wadagsin Oo Dhawaan Shaqaqo.. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News .
Ku salaysan 1 ilo la socdo

Turjumaadda akhriska ee sheekadan wali waa la diyaarinayaa. Qoraalka asalka ah waxaa laga heli karaa hoos.
Oodweyne Media: Ciidan Ka Qaran Jsl Ee Gobolka Sanaag Oo Gaadhay Degaanada Xaysimo Iyo Wadagsin Oo Dhawaan Shaqaqo.. The post Ciidan Ka Qaran Jsl Ee Gobolka Sanaag Oo Gaadhay Degaanada Xaysimo Iyo Wadagsin Oo Dhawaan Shaqaqo.. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News . Oodweyne Media: Ciidanka Qaranka JSL oo la wareegay amniga deegaan dhawaan dagaal beeleed ka dhacay. The post Ciidanka Qaranka JSL oo la wareegay amniga deegaan dhawaan dagaal beeleed ka dhacay. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News .