178 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka, iyagoo qaatay shahaadada Master Degree. Saraakiishan ayaa si gaar ah uga qalinjabisay Maamulka Guud iyo Qorshaynta Istaraatiijiga ah, taasoo ka dhigan guul cilmiyeed oo weyn. Qalin-jebintani waa mid taariikhi ah, […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka, iyagoo qaatay shahaadada Master Degree. Saraakiishan ayaa si gaar ah uga qalinjabisay Maamulka Guud iyo Qorshaynta Istaraatiijiga ah, taasoo ka dhigan guul cilmiyeed oo weyn. Qalin-jebintani waa mid taariikhi ah, […
Dowaladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska ay shalay ka mid noqdeen saraakiil ka qalinjabisay… Sii akhri
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare. The post Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare first appeared on Radio Dalsan .

Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiisa ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka,… Sii akhri
Radio Dalsan: Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare. The post Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare first appeared on Radio Dalsan . Puntland Post: Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiisa ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka,… Sii akhri
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya, "in ay qayb ka tahay abaabulka ciidamadaan".
Ku salaysan 2 ilo la socdo
War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya, "in ay qayb ka tahay abaabulka ciidamadaan".
Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay… Sii akhri
BBC Somali: War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya, "in ay qayb ka tahay abaabulka ciidamadaan". Puntland Post: Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay… Sii akhri Puntland Post: Puntland ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay dagaalkii ay shalay ciidamo ka tirsan PSF kula gashay deegaanka Laag… Sii akhri Puntland Post: Ciidamada Puntland ayaa maanta qabatay dhammaan ciidamadii PSF ee xalay ka baxsaday deegaanka Laag ee degmada Boosaaso, sida ay saraakiil… Sii akhri
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Mid ka mida waxyaabaha xiisaha u yeelaya finalka waa inays iska hor imaanayaan Messi iyo Lamine Yamal oo loo arko xiddig si weyn saaxada kubada ku baddeli karaya.
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay xiiseynayaan ciyaarta maadaama ay ka mid tahay dhacdooyinka ugu waaweyn ee kubadda cagta caalamka.
Macne ay Warkasta ku dartay
Mid ka mida waxyaabaha xiisaha u yeelaya finalka waa inays iska hor imaanayaan Messi iyo Lamine Yamal oo loo arko xiddig si weyn saaxada kubada ku baddeli karaya.
Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas… Sii akhri
BBC Somali: Mid ka mida waxyaabaha xiisaha u yeelaya finalka waa inays iska hor imaanayaan Messi iyo Lamine Yamal oo loo arko xiddig si weyn saaxada kubada ku baddeli karaya. Puntland Post: Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas… Sii akhri
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee Qaramada Midoobay (ECOSOC), isagoo beesha caalamka u soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta bulshada, amniga, dowladnimada iyo sareynta sharciga. Wasiirku waxaa […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada dhaqaalaha iyo amniga.
Macne ay Warkasta ku dartay
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee Qaramada Midoobay (ECOSOC), isagoo beesha caalamka u soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta bulshada, amniga, dowladni
Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska. The post Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda first appeared on Radio Dalsan .
Somali National TV: Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada ee Qaramada Midoobay (ECOSOC), isagoo beesha caalamka u soo bandhigay horumarka ay Soomaaliya ka gaartay dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta bulshada, amniga, dowladnimada iyo sareynta sharciga. Wasiirku waxaa […] Radio Dalsan: Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska. The post Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda first appeared on Radio Dalsan .
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha Dawladda in ay hoos u dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani.
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan taageerada Soomaaliya ee Qatar iyo dhacdooyinka muhiimka ah ee saameeya xiriirka labada dal.
Macne ay Warkasta ku dartay
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha Dawladda in ay hoos u dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigo calanka,… Sii akhri
Somali National TV: Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha Dawladda in ay hoos u dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani. Puntland Post: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigo calanka,… Sii akhri Somali National TV: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa Qasriga Lusail kulan kula qaatay Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, isagoo uga tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Aabihii Amiirkii hore Marxuum Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani. […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Kulanko maalmihii la soo dhaafay Magaalada Garoowe uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa habeenimadii xalay la xaiijiyey inuu is-afgarad ku
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Kulanko maalmihii la soo dhaafay Magaalada Garoowe uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal…
Kulan maalmahan magaalada Garoowe ee caasimadda Putland uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ugu dambeyn xalay… Sii akhri
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada…
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah madaxtooyada Garoowe kula qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka, kuwaas oo maalmahan shir… Sii akhri
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qaybgalay… Sii akhri
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qaybgalay… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qayb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo dhowaan geeriyooday. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu door muuqda ku lahaa dib u heshiisiinta iyo mideynta bulshada
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 20 ee ku taariikhaysan 6-da Luulyo 2026,…
Puntland Post: Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri Horseed Media: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 20 ee ku taariikhaysan 6-da Luulyo 2026, kaas oo xilkii looga qaaday Agaasimihii Guud ee
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
Ku salaysan 3 ilo la socdo

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri
Horseed Media: Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi… Puntland Post: Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa maanta magacaabay guddi baaris ku sameeya dhacdadii dadka rayidka ah… Sii akhri
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa maanta magacaabay guddi baaris ku sameeya dhacdadii dadka rayidka ah… Sii akhri
Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa maanta magacaabay guddi heer sare ah…
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan .
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan .
Wasiirka Wasaaradda Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, taas oo booqasho iyo sagootin ugu timid, iyada oo ay ku beegnayd dhammaadka muddo xileedkeedii diblomaasiyadeed. Wasiir Cabdisalaan ayaa ku ammaanay Safiir Francesca Di Mauro doorkii iyo [&
Radio Dalsan: Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan . Somali National TV: Wasiirka Wasaaradda Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, taas oo booqasho iyo sagootin ugu timid, iyada oo ay ku beegnayd dhammaadka muddo xileedkeedii diblomaasiyadeed. Wasiir Cabdisalaan ayaa ku ammaanay Safiir Francesca Di Mauro doorkii iyo […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
Guddoomiyaha Kmg ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo wafdi Xildhibaano ah oo ay hoggaamineyso ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee caasimadda Kmg ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, waxaana garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nu
Horseed Media: Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo… Somali National TV: Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo masuuliyiin kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Baydhaba u tegay […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
Ku salaysan 3 ilo la socdo
Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
Puntland ayaa sheegtay in aysan ogolaan doonin in shirkadda laga leeyahay Turkiga ee SOMTURK ay xeebeheeda ka fuliso howlgallo la… Sii akhri
BBC Somali: Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka. Puntland Post: Puntland ayaa sheegtay in aysan ogolaan doonin in shirkadda laga leeyahay Turkiga ee SOMTURK ay xeebeheeda ka fuliso howlgallo la… Sii akhri Horseed Media: Dowladda Puntland ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay caddeyneyso mowqifkeeda ku aaddan maamulka kheyraadka badda iyo heshiisyada…
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil kale oo sare. Markii aan halkaan soo gaarnay saacadihii hore ee […] The post Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer first appeared on Radio Dalsan .
Ku salaysan 3 ilo la socdo
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil kale oo sare. Markii aan halkaan soo gaarnay saacadihii ho
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Axmed Macalin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay ka socdaan dadaallo lagu ciribtirayo Khawaarijta, isla markaana ay ka jiraan horumarro dhanka amniga ah. Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd u
Radio Dalsan: (Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehelinayeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo saraakiil kale oo sare. Markii aan halkaan soo gaarnay saacadihii hore ee […] The post Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer first appeared on Radio Dalsan . Somali National TV: Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ugu tegay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada deegaanka ee ku sugan deegaanka Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirka ayaa ciidamada ku bogaadiyey naf-hurnimada, geesinimada iyo guulaha ay ka soo hooyeen […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,…
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,…
Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee… Sii akhri
Horseed Media: Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,… Puntland Post: Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee… Sii akhri
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka ka qaaday agaasimihii Warbaahinta Dowladda Cali Cabdi Cali…
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka ka qaaday agaasimihii Warbaahinta Dowladda Cali Cabdi Cali…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu maanta soo saaray xilka kaga qaaday maamulka telefishinka iyo raadiyaha dowladda. Waxaa… Sii akhri
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Puntland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda ay salka ku hayso ololaha doorasho soo… Sii akhri
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Puntland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda ay salka ku hayso ololaha doorasho soo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysey sheegtay in qorshah ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda uu…
Sheekadan weli si kala duwan ayaa looga sii warramayaa.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; calaamadahaas waxay ku muuqdaan xaaladda hubinta ee kor. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni in uu talo iyo wadatashi geliyo… Sii akhri
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni in uu talo iyo wadatashi geliyo… Sii akhri
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid…