Warbixinno isku dhafan6 ilo ยท 9 sheekooyin 1 maalin kahor R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub Muqdisho (Caasimada Online) โ Raโiisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Raโiisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 119-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Raโiisul Wasaare [โฆ] The post R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Caasimada Online Goobjoog Somali Somali National TV Hiiraanweyn+2 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo ยท 5 sheekooyin 9 saacadood kahor Soomaaliya iyo Mareykanka oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amniga iyo howlgalada milatari.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Goobjoog Somali Raxanreeb Online Somali National TV Caasimada Online+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo ยท 5 sheekooyin 1 maalin kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka cusub ee jaamacadaha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacdayโฆ
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Shabelle Media Caasimada Online Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo ยท 4 sheekooyin 12 saacadood kahor Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Raxanreeb Online Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo ยท 5 sheekooyin 2 maalmo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hayโadda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan7 ilo ยท 13 sheekooyin 5 maalmo kahor Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Muqdisho โ Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee [โฆ]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Shabelle Media Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo ยท 3 sheekooyin 2 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo abaalmariyay Wasaaradaha ugu waxqabadka sarreeya dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xiritaanka bandhigga sannadlaha ah ee la-xisaabtanka Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay natiijooyinka waxqabadka Wasaaradaha,โฆ
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo ยท 4 sheekooyin 6 saacadood kahor Gudoomiye Jaamac oo ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo loo sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya. Sabti 12 Sep 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah ugu sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktaล, kaas oo soo gabagabeeyey muddo-xileedkiisii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, islamarkaana dhowaan dib ugu laabanaya dalkiisa. Xafladda sagootinta ayaa waxaa ka qeyb [โฆ] The post Gudoomiye Jaamac oo ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo loo sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya. appeared first on HMC Somal
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Hiiraanweyn Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo ยท 3 sheekooyin 10 saacadood kahor Qaxooti Yemeniyiin ah oo 1,400 gaaraya oo 24 saacadood gudahood ka gudbay Badda Cas una cararay Jabuuti Qiyaastii 1,400 qof oo Yemeniyiin ah ayaa gudaha Jabuuti ku gaaray muddo 24 saacadood ah, xilli colaadaha Yemen ay sii xoogeysanayaan, gaar ahaan deegaannada ku dhow marin-biyoodka muhiimka ah ee Bab al-Mandab.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Goobjoog Somali BBC Somali Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo ยท 5 sheekooyin 4 maalmo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Tรผrkiye Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Tรผrkiye u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaล, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan. Wasiirku wuxuu bogaadiyey adeegga iyo [โฆ]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%) Somali National TV Caasimada Online Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo ยท 5 sheekooyin 2 maalmo kahor Falcelin xooggan oo ka dhalatay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu Diley Gobolka Shabeellaha Dhexe Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Goobjoog Somali Puntland Post Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo ยท 6 sheekooyin 5 maalmo kahor Raโiisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026 Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dalka. Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay [โฆ]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Shabelle Media Jowhar Raxanreeb Online+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan7 ilo ยท 8 sheekooyin 4 bilo kahor Soomaaliya oo Ka Heshay Darajo Sare oo Caalami ah Isbedelka Xeerarka Isgaarsiinta Soomaaliya waxaa lagu aqoonsaday inay tahay dalka ka helay horumarka ugu weyn ee caalamiga ah isbedelka xeerarka isgaarsiinta, sida ay sheegtay Hay'adda Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU). Qiimayntan waxaa lagu saleynayaa warbixinta ICT Regulatory Tracker, taasoo daboolaysa muddada 2007 ilaa 2024.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (76%) Warbixinnadu way is taabtaan: Soomaaliya waxay ku jirtaa kaalinta koowaad ee caalamka isbedelka xeerarka isgaarsiinta.
Iluhu way kala duwan yihiin: Caasimada Online: waxay xoogga saartaa muhiimadda darajada Soomaaliya ee isbedelka isgaarsiinta caalamiga ah.
Caasimada Online Puntland Post Radio Dalsan Goobjoog English+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan6 ilo ยท 9 sheekooyin 3 bilo kahor Shariif Sheekh Axmed wuxuu xaqiijiyay xaqa banaanbaxa ka hor shirweynaha qorsheysan ee Muqdisho Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in banaanbaxa qorsheysan ee mucaaradka ee Muqdisho uu yahay xaq dastuuriga ah. Dowladda hoose ayaa muujisay oggolaanshiyaha banaanbaxa, in kastoo ay jiraan wadahadallo socda oo ku saabsan amniga iyo goobaha gaarka ah ee dhacdada.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (70%) Warbixinnadu way is taabtaan: Shariif Sheekh Axmed wuxuu sheegay in banaanbaxa uu yahay xaq dastuuriga ah.
Iluhu way kala duwan yihiin: Hiiraan Online: waxay xoogga saartay diidmada xayiraadaha dowladda ee goobaha banaanbaxa.
Wardheer News Puntland Post Shabelle Media Horseed Media+2 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo ยท 4 sheekooyin 4 maalmo kahor Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS Muqdisho, Soomaaliya โ Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa Ku-simaha Hawlgalka UNTMIS, Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta UNTMIS, Mudane Vikram Parekh. [โฆ]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Shabelle Media Jowhar Caasimada Online Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan6 ilo ยท 12 sheekooyin 1 toddobaad kahor Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Baydhabo Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaalโฆ Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Puntland Post Hiiraanweyn Goobjoog Somali BBC Somali+2 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo ยท 9 sheekooyin 4 maalmo kahor FAO iyo SoDMA Ka Wada Hadlay U Diyaargarowga Fatahaadaha Soomaaliya Muqdisho, 9 Sebteembar โ Wakiilka Hayโadda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, kala hadlay xaaladda baniโaadannimo iyo khatartaโฆ
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (73%) Goobjoog Somali Shabelle Media Somali National TV Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo ยท 5 sheekooyin 4 maalmo kahor DG Puntland oo sheegtay in Hayโadaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hayโadaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax [โฆ] The post DG Puntland oo sheegtay in Hayโadaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Hiiraanweyn Shabelle Media BBC Somali Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan7 ilo ยท 12 sheekooyin 4 bilo kahor WHO waxay ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo caalami ah oo ku saabsan faafitaanka Ebola ee DRC iyo Uganda Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad oo caalami ah oo ka dhalatay faafitaanka Ebola ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo iyo Uganda. Go'aankan ayaa yimid iyadoo la tixgelinayo in ka badan 300 oo kiis oo la tuhunsan yahay iyo 88 oo dhimasho ah oo la xiriirta fayraska.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Warbixinnadu way is taabtaan: WHO waxay soo warisay in ka badan 300 oo kiis oo la tuhunsan yahay oo Ebola ah.
Iluhu way kala duwan yihiin: Horseed Media: waxay xoogga saartaa suurtagalnimada faafitaanka Ebola ee dalalka deriska ah.
Horseed Media Jowhar Goobjoog Somali Wargeyska Dawan+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan8 ilo ยท 91 sheekooyin 4 bilo kahor Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii waddo dadaallo iyo xiriirro xooggan oo lagu dedejinayo sii deynta badmaaxiinta Masaarida ah ee lagu afduubtay markabka shidaalka qaada ee โM/T Eurekaโ. Wuxuu xusay in ay socdaan wada-shaqeyn iyo dhaq-dhaqaaqyo heerar [โฆ]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Somali National TV Caasimada Online Goobjoog Somali Jowhar+4 Baadh daboolidda buuxdaBogga 1 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 95