Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 6 sheekooyin 3 maalmo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (73%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan6 ilo · 9 sheekooyin 2 maalmo kahor R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 119-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaare […] The post R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Caasimada Online Goobjoog Somali Somali National TV Hiiraanweyn+2 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 7 sheekooyin 20 saacadood kahor Ururka JSP oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in Cali Guudlaawe uu yahay Murasharaxooda Hoggaanka Hirshabeelle Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan siyaasadeed oo lagu shaaciyay musharraxa uu ururku sheegay inuu u meteli doono tartanka doorashada hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 1 maalin kahor Soomaaliya iyo Mareykanka oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amniga iyo howlgalada milatari.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Goobjoog Somali Raxanreeb Online Somali National TV Caasimada Online+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 4 sheekooyin 13 saacadood kahor Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Baydhabo Baydhabo: Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guud Saalax Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, oo ah xarunta…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Goobjoog Somali Raxanreeb Online Caasimada Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 20 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo abaalmariyay Wasaaradaha ugu waxqabadka sarreeya dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xiritaanka bandhigga sannadlaha ah ee la-xisaabtanka Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay natiijooyinka waxqabadka Wasaaradaha,…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 2 maalmo kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka cusub ee jaamacadaha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Shabelle Media Caasimada Online Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 8 saacadood kahor Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti Muqdisho (RaxanreebOnline) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa safar ku tegay magaalada Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Caasimadda Jabuut, Said Daoud Mohamed (Saïd Daoud). Wefdiga Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Jabuuti-Ambouli, ku soo dhaweeyay... The post Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Raxanreeb Online Caasimada Online Hiiraanweyn Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan7 ilo · 13 sheekooyin 6 maalmo kahor Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Shabelle Media Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 9 saacadood kahor Xisbiga Towfiiq ee Sheekh Shaakir ‘oo laga reebay’ doorashada Galmudug Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa galabta shaaciyay liiska ururrada siyaasadda ee ka qayb-galaya doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug, taas oo la qorsheynayo inay dhacdo 30-ka bishaan September ee sannadka 2026-ka. Liiska ururrada la shaaciyay ayaa gaaraya illaa 12 urur, iyada oo ‘lga reebay Xisbiga Towfiiq ee uu […] The post Xisbiga Towfiiq ee Sheekh Shaakir ‘oo laga reebay’ doorashada Galmudug appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Caasimada Online Puntland Post Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 4 sheekooyin 2 maalmo kahor Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Raxanreeb Online Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 20 saacadood kahor Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Yemen oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Yemen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurba-joogta Jamhuuriyadda Yemen, Dr. Afrah Abdulaziz Al-Zouba. Labada…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (58%) Goobjoog Somali Puntland Post Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 1 maalin kahor Gudoomiye Jaamac oo ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo loo sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya. Sabti 12 Sep 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah ugu sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktaş, kaas oo soo gabagabeeyey muddo-xileedkiisii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, islamarkaana dhowaan dib ugu laabanaya dalkiisa. Xafladda sagootinta ayaa waxaa ka qeyb […] The post Gudoomiye Jaamac oo ka qeyb galay xaflad sagootin ah oo loo sameeyey Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya. appeared first on HMC Somal
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Hiiraanweyn Somali National TV Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 2 maalmo kahor Qaxooti Yemeniyiin ah oo 1,400 gaaraya oo 24 saacadood gudahood ka gudbay Badda Cas una cararay Jabuuti Qiyaastii 1,400 qof oo Yemeniyiin ah ayaa gudaha Jabuuti ku gaaray muddo 24 saacadood ah, xilli colaadaha Yemen ay sii xoogeysanayaan, gaar ahaan deegaannada ku dhow marin-biyoodka muhiimka ah ee Bab al-Mandab.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Goobjoog Somali BBC Somali Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 5 maalmo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Türkiye u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan. Wasiirku wuxuu bogaadiyey adeegga iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%) Somali National TV Caasimada Online Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 6 sheekooyin 6 maalmo kahor Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026 Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dalka. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Shabelle Media Jowhar Raxanreeb Online+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 5 sheekooyin 3 maalmo kahor Falcelin xooggan oo ka dhalatay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu Diley Gobolka Shabeellaha Dhexe Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Goobjoog Somali Puntland Post Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan6 ilo · 12 sheekooyin 2 toddobaadyo kahor Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Baydhabo Maamulka Koonfur Galbeed ee hoggaamiyo Aadan Madoobe ayaa war uu goordhaweyd soo saaray ku sheegay in la soo afjaray dagaal… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%) Puntland Post Hiiraanweyn Goobjoog Somali BBC Somali+2 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan8 ilo · 91 sheekooyin 4 bilo kahor Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii waddo dadaallo iyo xiriirro xooggan oo lagu dedejinayo sii deynta badmaaxiinta Masaarida ah ee lagu afduubtay markabka shidaalka qaada ee “M/T Eureka”. Wuxuu xusay in ay socdaan wada-shaqeyn iyo dhaq-dhaqaaqyo heerar […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Somali National TV Caasimada Online Goobjoog Somali Jowhar+4 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 4 sheekooyin 5 maalmo kahor Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa Ku-simaha Hawlgalka UNTMIS, Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta UNTMIS, Mudane Vikram Parekh. […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Shabelle Media Jowhar Caasimada Online Somali National TV Baadh daboolidda buuxdaBogga 1 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 89