347 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa bilaabay booqasho uu ku marayo Bariga Afrika iyada oo Paris ay raadineyso inay dib u dhisto saameynta ay ku leedahay qaaradda ka dib markii ay soo wajahday dib u dhacyo dhowr ah, gaar ahaan wadamadii uu gumeysan jiray ee Galbeedka Afrika. Macron ayaa Sabtidii safar saddex dal ah ka bilaabay […]
Wararka ka imanaya caasimadda Tripoli ee dalka Libya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo hubeysan ay tan iyo maalintii Jimcaha qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin ah, kadib howlgal ballaaran oo laga sameeyay xaafado kala duwan oo magaalada ah. Dadka la qabtay waxaa ku jira Soomaali tiro badan. Warsame Cabdi Maxamed oo kamid … The post Soomaali badan oo lagu xiray howlgallo ka socda dalka Libya oo lagu beegsanayo dadka sharci la’aanta ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News .
[Shabelle] Muqdisho, Soomaaliya -- Degaanayaasha caasimadda Soomaaliya ayaa subaxnimadii Sabtida ku soo toosay xayiraad de facto ah ka dib markii ciidamada ammaanka dowladda federaalka la geeyay qaybo ka mid ah Muqdisho.
Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF), oo lagu qabtay magaalada Leipzig intii u dhaxeysay 6–8 May. Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Cumar Afrax, kaas oo ka qeyb galay […]
Shabelle MediaRadio DalsanSomali National TVBaadh daboolidda buuxda
Sida caadiga ah, mudaharaadku waa ficil ay shacabku ku muujiyaan arrin ay diiddan yihiin ama ay ka cabanayaan. Dalalka dimuqraadiga ah ficilkaasi waa xuquuq aasaasi ah oo dastuurku dammaanad qaaday,…
Goobjoog SomaliSomali National TVCaasimada OnlineShabelle Media+8Baadh daboolidda buuxda
Waa kuma hogaamiyaha Ingiriiska ee aan la gaban aqoonsiga Somaliland ee Maanta guusha gaadhay?.. The post Waa kuma hogaamiyaha Ingiriiska ee aan la gaban aqoonsiga Somaliland ee Maanta guusha gaadhay? appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News .
MOGADISHU, Soomaaliya — Hal qof ayaa la dilay iyo mid kalena waa la dhaawacay Axaddii ka dib markii ciidamada ammaanka Soomaaliya ay rasaas fureen si ay u kala fogaadaan mudaharaad ka dhan ah dowladda oo ka dhacay caasimadda, Muqdisho, sida ay sheegeen hogaamiyeyaasha mucaaradka iyo markhaatiyaasha.