Kumaandooska Gorgor oo Sheegay inuu La Wareegay Geel-gub iyo Saldhigyo Ku Dhow
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo muhiim ah oo ku dhow, kuwaas oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
82 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Taageerada ugu xooggan waxay isku dheellitirtaa tirada ilaha madaxbannaan, cusboonaanta, iyo kalsoonida isbarbardhigga.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo muhiim ah oo ku dhow, kuwaas oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si ku-meel-gaar ah u xirtay East-West Pipeline, oo ah dhuumaha shidaalka ee muhiimka u ah dhoofinta saliidda dalka, kadib markii dhowr diyaaradood oo aan duuliye lahayn lagu weeraray qaybo ka mid ah dhuumahaas
Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Mogadishu (HOL) — The leadership of Somalia’s House of the People on Saturday announced the suspension of a monthly $100 deduction from each lawmaker’s salary that had been allocated to an MPs’ welfare fund.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta saaxiibtinimada iyo iskaashiga muddada dheer ee ka dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sida ay labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Shiinaha uga […]
Axad 12 Sep 2026 {HMC} Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay lacag dhan 100 doolar oo bil kasta laga jari jiray Xildhibaan kasta, taas oo lagu shubi jiray sanduuqa daryeelka Xildhibaanada. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in qaaraankaasi la sameeyay xilli Soomaaliya ay wajahaysay duruufo adag oo dhinacyada […] The post Golaha Shacabka Soomaaliya oo joojiyay qaaraankii $100 ee bil kasta laga jari jiray Xildhibaanada. appeared first on HMC Somalia News .
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dalka. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay […]
Mogadishu (HOL) - Somali Gorgor (Eagle) commandos and special forces, have seized control of the Geel-gub area and key bases in Middle Shabelle region during an operation against al-Shabab, military officials said on Saturday.
WASHINTON – Adan Abdullah, oo 31 jir ah, Soomaali ah kuna noolaa gobolka Minnesota, ayaa loo qaaday xabsiga milatari ee Mareykanka ee Guantanamo Bay, ee ku yaalla dalka Cuba, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Adan ayaa sheegay in saraakiil federaal ah ay qabteen bishii December, xilli maamulka Madaxweyne Donald Trump uu bilaabay howlgalka tarxiilka dadka […]
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay qorsheyneyso inay sannadka 2027 markii ugu horeeysay Dayax-gacmeed u dirto hawada sare, taas oo noqon karta tallaabo muhiim ah oo ku aaddan horumarinta barnaamijka hawada sare ee dalka. Safiirka ayaa sheegay in Turkigu uu Soomaaliya kala shaqeynayo mashaariic la xiriira hawada sare... The post Soomaaliya oo qorsheyneysa inay 2027 Dayax-gacmeed u dirto hawada sare appeared first on Raxanreeb Online .
El Alamein, Masar – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar kaga qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee International AirShow, oo ay isugu yimaadaan wasiirrada gaadiidka iyo duulista, madaxda duulista rayidka ah iyo masuuliyiinta hay’adaha maamula hawada iyo duulimaadyada. Intii uu socday shirweynaha, Wasiiru-dowlaha ayaa […]
Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, kaas oo gaystay khasaare kala… Sii akhri
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa Ku-simaha Hawlgalka UNTMIS, Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta UNTMIS, Mudane Vikram Parekh. […]
Muqdisho, 9 Sebteembar — Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, kala hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo khatarta…
Wasiiro iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu baadi-goobayo laguna soo qabanayo gacan-ku-dhiiglayaashii ka dambeeyay dilkii marxuum Sheekh Axmed… Sii akhri
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax […] The post DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay dalka Pakistan si ay uga faa’iideystaan khibradda dalkaas ee dhinaca aqoonsiga dijitaalka ah (Digital ID) iyo dhismaha kaabayaasha tiknoolajiyadda ee taageera adeegyada dowladda…
Xisbiga Labour-ka Britain ayaa Sagal Cabdi-Wali u doortay musharraxiisa doorashada ku-celiska ah ee deegaanka Holborn and St Pancras, ayadoo Xubnaha xisbiga ee deegaanka ay si rasmi ah u doorteen Sagal fiidnimadii Arbacada, 9-kii Sebteembar.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee dekedda leh ee Mocha, taas oo ku taalla xeebta Badda Cas, iyadoo horumarkan cusub uu sare u qaadayo…
BAARDHEERE – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa maanta gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu u tagay kormeer iyo…