30 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Mogadishu (HOL) — The leadership of Somalia’s House of the People on Saturday announced the suspension of a monthly $100 deduction from each lawmaker’s salary that had been allocated to an MPs’ welfare fund.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%)
Axad 12 Sep 2026 {HMC} Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay lacag dhan 100 doolar oo bil kasta laga jari jiray Xildhibaan kasta, taas oo lagu shubi jiray sanduuqa daryeelka Xildhibaanada. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in qaaraankaasi la sameeyay xilli Soomaaliya ay wajahaysay duruufo adag oo dhinacyada […] The post Golaha Shacabka Soomaaliya oo joojiyay qaaraankii $100 ee bil kasta laga jari jiray Xildhibaanada. appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (49%)
Mogadishu (HOL) - Somali Gorgor (Eagle) commandos and special forces, have seized control of the Geel-gub area and key bases in Middle Shabelle region during an operation against al-Shabab, military officials said on Saturday.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%)
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay qorsheyneyso inay sannadka 2027 markii ugu horeeysay Dayax-gacmeed u dirto hawada sare, taas oo noqon karta tallaabo muhiim ah oo ku aaddan horumarinta barnaamijka hawada sare ee dalka. Safiirka ayaa sheegay in Turkigu uu Soomaaliya kala shaqeynayo mashaariic la xiriira hawada sare... The post Soomaaliya oo qorsheyneysa inay 2027 Dayax-gacmeed u dirto hawada sare appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%)
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee dekedda leh ee Mocha, taas oo ku taalla xeebta Badda Cas, iyadoo horumarkan cusub uu sare u qaadayo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%)