Warbixinno isku dhafan4 ilo · 8 sheekooyin 3 bilo kahor Hoggaamiyaha Koofurgalbed Aadan Madobe oo wareejiyay xilka gudoomiyaha Golaha Shacabka Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hogaamiyaha Koofurgalbeed Sheekh Aadan Maxamed […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Jowhar Shabelle Media Radio Dalsan Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Booliiska Banaadir oo Shaaciyay Qorshe Hub-Ururin ah oo laga Fuliyo Xaafadihii Lagu Dagaallamay Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo lagu qariyey xaafado ka tirsan degmada Cabdicasiis, kaddib dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Shabelle Media Somali National TV Jowhar Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 4 bilo kahor Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada ee Dawlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS).
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Somali National TV Caasimada Online Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Xiliga Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Banaadir oo la shaaciyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay maalinta la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Horseed Media Somali National TV Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 6 sheekooyin 2 bilo kahor Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda gobollada Koonfureed oo maanta laga joogo 66-sano. Munaasabadda waxaa ka qaybgalaya madaxda Qaranka, ciidamada qalabka sida iyo qaybaha bulshada, waxaana lagu soo bandhigayaa farshaxan sare iyo cudud ciidan oo muujinaysa sida ay ciidanka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%) Somali National TV Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Muxuu yahay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti? Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaasi oo… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Puntland Post Horseed Media Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo Mamnuucday Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka iyo Ciidamo Aan ka Tirsaneyn Puntland Garoowe – Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay go’aanno cusub oo la xiriira amniga, la-dagaallanka tahriibka, iyo dhaqdhaqaaqa mas’uuliyiinta iyo ciidamada ku sugan deegaannada Puntland. Go’aannadan ayaa ka soo baxay shir ay yeesheen Guddiga Amniga Puntland iyo wasaaradaha la shaqeeya, waxaana lagu sheegay in lagu xoojinayo amniga […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Shabelle Media Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Madaxweyne Deni oo diiday in ay su’aalo weydiiyaan xildhibaanada Puntland Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta khudbad dhinac badan taabanaysa ka jeediyay furintaanka kalfadhiga 58-aad ee Baarlamanka ayaa diiday in… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Puntland Post Shabelle Media Puntland Mirror Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor DFS oo shaacisay in la soo afjaray hawlgalkii ka dhanka ahaa Sheekh Shariif & Khayre. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Ammaanka ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday 48 saacadood, kaas…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (62%) Horseed Media Puntland Post Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Madaxweynaha Somalia oo gaarey Magaalada Addis-ababa. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Horseed Media Shabelle Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Dowlada Puntland oo amar kasoo saartay ciidamada Federaalka Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ciidamo kamid ah kuwa Federaalka aysan ka hawlgeli karin ama dhaq-dhaqaaq ka sameyn karin gobalada Puntland, go'aankan oo kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Puntland.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Horseed Media Puntland Post Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Puntland Post Jowhar Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 2 bilo kahor Xasan iyo Xamse oo gaaray Baydhabo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Puntland Post Somali National TV Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Dad badan oo ku dhintay dagaal ka dhacay Adhicadeeye Wararka ka imanaya deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal beeleed maanta halkaas ka dhacay ay ku dhinteen… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Puntland Post Horseed Media BBC Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Dagaal ka dhacay magaalada Baydhabo Ciidamo taageersan Laftagareen ayaa caawa weerar ku soo qaaday magaalada Baydhabo, kuwaas oo xilligan oo saqdii dhexe ka dagaalamaya gudaha… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Puntland Post Shabelle Media Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor 100 Askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland oo Tababar Loogu Soo Xiray Kismaayo KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay tababar ay dhammeysteen 100 askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland (JSF). Tababarkan oo socday muddo afar toddobaad ah ayaa lagu qabtay Saldhigga Howlgelinta ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Shabelle Media Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 2 bilo kahor Puntland oo ku adkeysatay in aan maalgashi kalluumeysi laga sameyn karin xeebaheeda Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) BBC Somali Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Deni oo gaadiid ku wareejiyay gudoomiyayaasha gobolada Puntland May 24(Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta nabadgelyada, dardargelinta qorsheyaasha horumarineed ee Dowladda, ballaarinta adeegyada bulshada, iyo horumarinta maamul-wanaagga. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhegaystay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland, kuwaas […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Jowhar Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Madaxweyne Lugatoor oo Imtixaan u furay 25,221 oo arday reer Puntland ah. Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta si rasmi ah u…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Horseed Media Radio Dalsan Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 4 sheekooyin 4 bilo kahor Xog ku saabsan Xarunta Kuwaitiga, ma Khayri baa mise waa ganacsi Xog ku saabsan Xarunta Kuwaitiga, ma Khayri baa mise waa ganacsi.. The post Xog ku saabsan Xarunta Kuwaitiga, ma Khayri baa mise waa ganacsi appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (58%) Saxafi Media Oodweyne Media Baadh daboolidda buuxdaBogga 2 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 89