Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Senator Faroole oo ku dhawaaqay in xal laga gaarey xiisaddii ka taagnayd Garoowe. Kulanko maalmihii la soo dhaafay Magaalada Garoowe uga socday qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa habeenimadii xalay la xaiijiyey inuu is-afgarad ku
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Wasiir Juxaa oo Madaxweyne Deni ugu baaqay inuu qabto kulamo wadatashi ah. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland, Siciid…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Askari macalin dugsi ku diley deegaanka Suubaan ee gobolka Nugaal. Cisbitaalka guud ee Magaalada Garoowe ayaa la keenay meydka Marxuum Cabdisiciid Maxamuud Cilmi, oo shalay galinkii…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo xabsiga dhigtay askar ku eedaysan inay dhac ka geysteen Garoowe. Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa xerada 54-aad ee magaalada Garoowe ku xiray ku dhawaad 20 askari oo ka tirsan ciidanka Birmadka Booliska Puntland,
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 4 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo qabatay xubin ajnabi ah oo ka tirsan Daacish Ciidamada Booliska degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay qabtay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Yemen, kaas oo… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo sheegtay in waajib ka saaran yahay wax ka qabashada colaada Sool Wasiirudowlaha wasaaradda warfaafinta Puntland Najiib Barkhadle Warsame ayaa sheegay in Puntland mas’uuliyad ka saaran tahay wax ka qabashada waxa ka… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo tababar u furmay ciidan magacooda lagu sheegay RRU Taliyaha Madaxtooyada Puntland G/sare Siciid Nuur Shire, Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Karkaar G/sare Bashiir Maxamed Maxamuud iyo Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhaweyd dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe, kaddib safar labo todobaad qaatay oo ugu maqnaa dalalka Imaaraadka… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday agaasinkii Warbaahinta Dowladda. Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka ka qaaday agaasimihii Warbaahinta Dowladda Cali Cabdi Cali…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Maxay salka ku haysaa ciidamada laga qorayo Puntland? Puntland ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda ay salka ku hayso ololaha doorasho soo… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 2 bilo kahor Axmed Madoobe oo la kulmay Suldaan Garaase Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimada… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Garoowe: Puntland oo si weyn u xustay 1-da Luulyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdirisaaq Axmed Siciid… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Khasaare ka dhashay israsaasayn ka dhacday kantaroolka Garoowe. Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa israsaasayn ciidanka booliska Puntland iyo gaadiid dagaal oo uu la sheegay inuu lahaa siyaasi Maxamuud Mashruuc
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ay dad badan ku dhinteen dalka Niger Jun 19 (Jowhar)-Soddon iyo shan qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ku dhaawacantay ka dib markii rag hubeysan ay Khamiistii weerareen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger, sida ay saraakiishu sheegeen. Weerarkan oo ah kii labaad ee lagu qaado garoonkan wax ka yar muddo shan bilood ah, waxayna Wasaaradda difaaca Niger ay sheegtay in […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ka hadlay ku dhawaad 50 dhalinyaro ah oo Puntland qabatay. Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDS) ayaa shaacisay inay Puntland kala wareegayso boqolaal dhallinyaro ah oo la…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Madaxweyne Deni oo xilka qaadis cusub sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 2 bilo kahor Puntland: Gabadh wariye ah oo lagu xiray Garoowe Booliska magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa maanta xiray Suweys Jaamac Maxamuud Gacayte oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Shirkii golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo awaamiir laga soo saaray. adaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Puntland,…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Barlamaanka Puntland oo xasaanadda siiyey wasiirada cusub. Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta xasaanad siiyey xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada Puntland ee uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Puntland,
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Iiraan iyo Israa’iil oo joojiyay weerarada Warbaahinta Mareykanka ayaa werisay in si loo xakameeyo xiisadda, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu la hadlay Raysalwasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Horseed Media Jowhar Baadh daboolidda buuxdaBogga 4 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 100